{"id":422818,"date":"2020-07-18T10:03:45","date_gmt":"2020-07-18T07:03:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422818"},"modified":"2020-07-18T10:03:45","modified_gmt":"2020-07-18T07:03:45","slug":"maleeshiyaad-ka-tirsan-argagixisada-al-shabaab-oo-wata-banbaanooyinka-gacanta-oo-la-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maleeshiyaad-ka-tirsan-argagixisada-al-shabaab-oo-wata-banbaanooyinka-gacanta-oo-la-qabtay\/","title":{"rendered":"Maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Al-shabaab oo wata  banbaanooyinka gacanta oo la qabtay"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\"><span style=\"font-size: 16px;\">Muqdisho:(SONNA)-Taliska Ciidanka nabad suggida Jubbaland ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen \u00a0ay gacanta kusoo dhigeen waxyaabaha qarxa iyo maleeshiyadii gacanta kula jirtay.<\/span><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>\u201cCiidanka Hay\u2019adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa hawlgallo ay sameyeen 24-saac ee la soo dhaafay waxaa ay ku fashiliyeen keyd bambaanoyin iyo miinooyin ah oo\u00a0 maleeshiyada Al-Shabaab ay ku duugeen Xaafada Shaqaalaha gaar ahaan aagga suuqa sariiraha\u201d ayaa lagu yiri War kasoo baxay taliska.<\/p>\n<p>Ciidanka nabad sugida maamulka Jubbaland ayaa sidoo kale gacanta kusoo dhigay dhagar-qabayaal ka tirsan argagixisada Al-shabaab kuwaas oo lagu kala magacaabo Xasan Cabdi Ibraahin iyo Abuukar Cabdi Yaxye oo maleeshiyada u qaabilsanaa isu gudbinta miinooyinka,dhigista iyo qarxintoodaba, waxeyna qirteen in ay gacanta kula jireen xilliga ay ciidamadu soo qabanayeen sida taliska NISA ee Jubbaland ay sheegeen.<\/p>\n<p>\u201cSidoo kale ciidanka Nabad Sugida hawlgallo qorsheysan oo ay ka sameyeen aaga jiinka wabiga tuulada Yoontooy labadeeda Gedi waxaa ay gacanta ku soo dhigeen dhagar qabayaasha kala ah Xasan Cabdi Ibraahim iyo Abukar Cabdi Yaxye oo Al-Shabaab u qaabilsanaa soo gudbinta miinoyinka dhigista iyo Qarxintoodaba waxaana ay qirayaan ragani in ayagoo hawsha Gacanta kula jira ay ciidanka Nabad Sugida soo qabteen\u201d ayaa lagu yiri war ka soo baxay ciidanka NISA ee Jubbaland.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\"><\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \"><\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Taliska Ciidanka nabad suggida Jubbaland ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen \u00a0ay gacanta kusoo dhigeen waxyaabaha qarxa iyo maleeshiyadii gacanta kula jirtay. \u201cCiidanka Hay\u2019adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa hawlgallo ay sameyeen 24-saac ee la soo dhaafay waxaa ay ku fashiliyeen keyd bambaanoyin iyo miinooyin ah oo\u00a0 maleeshiyada Al-Shabaab ay ku duugeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":422820,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422818","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422818","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422818"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422818\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422821,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422818\/revisions\/422821"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422820"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422818"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422818"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422818"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}