{"id":422815,"date":"2020-07-18T09:58:53","date_gmt":"2020-07-18T06:58:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422815"},"modified":"2020-07-18T09:58:53","modified_gmt":"2020-07-18T06:58:53","slug":"imtixaanka-shahaadiga-dugsiga-sare-oo-maanta-dalka-ka-billaabanaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/imtixaanka-shahaadiga-dugsiga-sare-oo-maanta-dalka-ka-billaabanaya\/","title":{"rendered":"Imtixaanka shahaadiga dugsiga sare oo maanta dalka ka billaabanaya"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">Muqdisho:(SONNA)-Waxaa maanta magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka lagu wadaa in si rasmi ah looga \u00a0fariisto imtixaanka shahaadiga dugsiga sare oo ay qaadeyso wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya kaas oo ay u fariisanayaan in ka badan 34-kun oo arday.<\/p>\n<p>Ammaanka Xarumaha\u00a0 imtixaanka lagu galayo ayaa aad loo adkeeyay waxaana la geeyay ciidamo si gaar ah u ilaaliya amniga goobaha, sidoo kale kormeerayaal ka socda wasaaradda waxbarashada iyo iskuulada ayaa la geeyay xarumaha kuwaas oo loogu talogalay inay ilaaliyaan Imtixaanka.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa qaadeysa imtixaanka shahaadiga dugsiyada sare ee dalka sannadkii 6-aad oo xiriir ah kaddib burburkii dowladdii dhexe ee dalka, waxaana sannadkaan wasaaradda waxbarashadu ay ku soo kordhisay imtixaanka dugsiga dhexe oo ay qaaday toddobaadkii hore.<\/p>\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\"><\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Waxaa maanta magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka lagu wadaa in si rasmi ah looga \u00a0fariisto imtixaanka shahaadiga dugsiga sare oo ay qaadeyso wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya kaas oo ay u fariisanayaan in ka badan 34-kun oo arday. Ammaanka Xarumaha\u00a0 imtixaanka lagu galayo ayaa aad loo adkeeyay waxaana la geeyay ciidamo si gaar ah u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":422816,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422815","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422815","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422815"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422815\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422817,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422815\/revisions\/422817"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422816"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422815"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422815"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422815"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}