{"id":422738,"date":"2020-07-16T15:30:42","date_gmt":"2020-07-16T12:30:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422738"},"modified":"2020-07-16T15:30:42","modified_gmt":"2020-07-16T12:30:42","slug":"guddiga-madaxa-banana-ee-doorashooyinka-oo-manta-gaaray-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-madaxa-banana-ee-doorashooyinka-oo-manta-gaaray-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"\u00a0Guddiga Madaxa banana ee doorashooyinka oo manta gaaray Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka, Marwo Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) iyo xubno ka tirsan guddigaasi ayaa maanta gaartay magaalada Dhuusamareeb,halkaasi oo ay ku soo dhoweeyeen mas\u2019uuliyiin ka tirsan Gamudug.<\/p>\n<p>Ujeedka safarkeeda ayaa sidoo kale salka ku haya sidii ay kulamo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka ula qaadan laheyd madaxda dowladda Feeraalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ee ku sugan magaaladaasi.<\/p>\n<p>Si kastaba ha\u2019ahaatee dhowaan madaxda dowlad goboleedyada dalka ayaa shaaciyey in wada tashi laga\u00a0 yeesho xaaladda dalka,gaar ahaan arimaha doorashooyinka ku soo fool leh dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka, Marwo Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) iyo xubno ka tirsan guddigaasi ayaa maanta gaartay magaalada Dhuusamareeb,halkaasi oo ay ku soo dhoweeyeen mas\u2019uuliyiin ka tirsan Gamudug. Ujeedka safarkeeda ayaa sidoo kale salka ku haya sidii ay kulamo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka ula qaadan laheyd madaxda dowladda Feeraalka iyo kuwa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":422739,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422738","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422738","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422738"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422738\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422740,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422738\/revisions\/422740"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422739"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422738"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422738"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422738"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}