{"id":422732,"date":"2020-07-16T15:25:17","date_gmt":"2020-07-16T12:25:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422732"},"modified":"2020-07-16T15:25:17","modified_gmt":"2020-07-16T12:25:17","slug":"wasaaradda-caafimaadka-dadka-dhoofaayo-shahaadada-safarka-covid-19-haka-qaataan-shaybaarka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-dadka-dhoofaayo-shahaadada-safarka-covid-19-haka-qaataan-shaybaarka-qaranka\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka &#8220;dadka dhoofaayo  shahaadada safarka COVID-19 haka qaataan  shaybaarka qaranka"},"content":{"rendered":"<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho:(SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada waxay cadaynaysaa in shahaadada safarka ee la xiriirta baarista COVID-19 ee dadka dhoofaya ay ka qaadan karaan oo kaliya shaybaarka qaranka ee magaalada Muqdishu kaas oo ah xarunta kaliya ee haysata aqoonsiga baarista COVID19 wadata tixraaca, sumada iyo shaambadda Shaybaarka dhexe, wixiiintaas ka soo hara waxay wasaarada Caafimaadka u aqoonsantahay waxba kama jiraan sidoo kale baal marsan hanaanka baarista ee COVID19.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada waxay goor walba diyaar u tahay inay u fududeeyso muwadiniinta dhoofaya wax alle wixii la xiriira baarista xanuunka COVID19 iyada oo la raacayo habraacyada qaran ee baarista Xanuunka COVID19, Dadka doonaya shahaadad safarka ee Covid-19 waxay tagi karaan goobaha baaarista ee kala ah Isbitaalka De Martino iyo Banaadir.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Wasaaraada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada waxa ay diyaarisay Hab online ah oo lagu hubinayo in shahaadada u muwaadinku wato ay kasoobaxday Sheybarka Qranka kasoo lagu diyaariyay Airport Caalamiga ee Aadan Cabdule Cusmaan<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-422733\" style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/caaf-232x300.jpg\" alt=\"\" width=\"379\" height=\"490\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/caaf-232x300.jpg 232w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/caaf-768x994.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/caaf-791x1024.jpg 791w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/caaf.jpg 1275w\" sizes=\"auto, (max-width: 379px) 100vw, 379px\" \/><span style=\"font-size: 16px;\">.<\/span><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada waxay cadaynaysaa in shahaadada safarka ee la xiriirta baarista COVID-19 ee dadka dhoofaya ay ka qaadan karaan oo kaliya shaybaarka qaranka ee magaalada Muqdishu kaas oo ah xarunta kaliya ee haysata aqoonsiga baarista COVID19 wadata tixraaca, sumada iyo shaambadda Shaybaarka dhexe, wixiiintaas ka soo hara waxay wasaarada Caafimaadka u aqoonsantahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":422736,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422732","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422732","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422732"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422732\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422737,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422732\/revisions\/422737"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422736"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422732"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422732"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422732"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}