{"id":422724,"date":"2020-07-16T13:02:47","date_gmt":"2020-07-16T10:02:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422724"},"modified":"2020-07-16T13:03:02","modified_gmt":"2020-07-16T10:03:02","slug":"raiisul-wasaare-khayre-oo-gaaray-magaalada-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-khayre-oo-gaaray-magaalada-garoowe\/","title":{"rendered":"\u00a0Ra\u2019iisul wasaare Khayre oo gaaray Magaalada Garowe \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa\u00a0 gaaray magaalada Garoowe, si uu uga qayb galo aaska Allaha u naxariistee Ra\u2019iisul Wasaarihii Hore Xasan Abshir Faarax maanta lagu aasi doono halkaas.<\/p>\n<p>Waxaa garoonka ku soo dhoweeyay madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka iyo qaar kamid ah shacabka magaalada.<\/p>\n<p>Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa saaka ka kicitamay magaalada Dhuusamareeb oo uu ku sugnaa maalmihii u dambeeyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa\u00a0 gaaray magaalada Garoowe, si uu uga qayb galo aaska Allaha u naxariistee Ra\u2019iisul Wasaarihii Hore Xasan Abshir Faarax maanta lagu aasi doono halkaas. Waxaa garoonka ku soo dhoweeyay madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka iyo qaar kamid ah shacabka magaalada. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":422725,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422724","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422724","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422724"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422724\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422727,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422724\/revisions\/422727"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422725"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422724"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422724"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422724"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}