{"id":422720,"date":"2020-07-16T11:27:01","date_gmt":"2020-07-16T08:27:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422720"},"modified":"2020-07-16T11:27:01","modified_gmt":"2020-07-16T08:27:01","slug":"olole-nadaafadeed-oo-ka-bilowday-suuqa-degmada-xuddur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/olole-nadaafadeed-oo-ka-bilowday-suuqa-degmada-xuddur\/","title":{"rendered":"Olole Nadaafadeed oo ka bilowday Suuqa Degmada Xuddur"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka dowladda hoose ee degmada Xuddur, ayaa maanta olole nadaafadeed oo lagu soo celinaayo bilica ka sameeyay suuqa \u00a0degmadaasi oo maalmahaan ay ka muuqdeen nadaafad xumo aad u daran.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha xafiiska Maaliyadda degmada Xuddur Aadan Cabdi Abaarey iyo Xoghayaha dowladda hoose, C\/fitaax Maxamed Boorow, ayaa ganacsatada ku war geliyay in suuqa labo maalin xirnaan doono inta ololaha nadaafadeed uu ka socdo halkaasi .<\/p>\n<p>Ololaha nadaafadeed ayaa manta si rasmi ah looga bilaabay qeybta lagu iibiyo caanaha,iyadoo sidoo kale ololahaasi nadaafadda laga sameyay qeybta dharka iyo kuwo kale .<\/p>\n<p>Suuqa caanaha ee degmada Xuddur waxaa uu kamid yahay meelaha ugu mashquulka badan, waxaana halkaas booqda boqolaal shacab ah oo isugu jira kuwa caanaha keena iyo dadka iibsada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka dowladda hoose ee degmada Xuddur, ayaa maanta olole nadaafadeed oo lagu soo celinaayo bilica ka sameeyay suuqa \u00a0degmadaasi oo maalmahaan ay ka muuqdeen nadaafad xumo aad u daran. Guddoomiyaha xafiiska Maaliyadda degmada Xuddur Aadan Cabdi Abaarey iyo Xoghayaha dowladda hoose, C\/fitaax Maxamed Boorow, ayaa ganacsatada ku war geliyay in suuqa labo maalin xirnaan doono [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":422721,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422720","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422720","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422720"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422720\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422722,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422720\/revisions\/422722"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422721"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422720"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422720"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422720"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}