{"id":422702,"date":"2020-07-16T09:03:27","date_gmt":"2020-07-16T06:03:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422702"},"modified":"2020-07-16T10:47:43","modified_gmt":"2020-07-16T07:47:43","slug":"madaxweynaha-jfs-oo-ka-qeybgaaly-salaadda-janaasada-meydka-r-wasaarihii-hore-xasan-abshir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jfs-oo-ka-qeybgaaly-salaadda-janaasada-meydka-r-wasaarihii-hore-xasan-abshir\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay salaadda janaasada Meydka R\/wasaarihii hore Xasan Abshir"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA)&#8230; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle kaga qayb galay dukashada salaadda janaasada ee Marxuum Xasan Abshir Faarax oo horay u soo qabtay jagooyinka kala ah Raiisul Wasaare iyo Duqii Muqdisho.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa salaadda janaasada ka dib waxa uu si gaar ah ugu tacsiyeeyay qoyska marxuumka oo qaar ka mid ah ay ku kulmeen ,wuxuuna\u00a0 Alle uga baryey marxuuma in uu ka waraabiyo Jannatul Firdowsa,isagoo eheladana kula dardaarmay\u00a0 samir iyo iimaan.<\/p>\n<p>Guddoonka Baarlamaanka,R\/wasaare kuxigeenka Dalka,madaxweynayaashii hore, iyo xubno ka tirsan Golayaasha Dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale ka qeybgalay Salaadda Janaasada marxuumkaasi oo lagu wado in lagu aaso magaalada Garoowe.<\/p>\n<p>Dhanka kale magaalada Garoowe waxaa ka soconaysa qaban qaabo ku aadan aaska meydka Xasan Abshir R\/wasaarihii hore,iyadoo la filayo in ay ka qeybgalaan R\/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre,madaxda dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p>Marxuum Xasan Abshir,ayaa dhawaan ku geeriyooday magaalada Ankara ee dalka Turkiga, oo in muddo ah uu ku xanuunsanayay,Xasan Abshir ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii dalka Soo maray.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-422708\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/aaa-1-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/aaa-1-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/aaa-1-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/aaa-1-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/aaa-1.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-422709\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/frrrrr-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/frrrrr-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/frrrrr-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/frrrrr-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/frrrrr.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-422710\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/gtrrrrr-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/gtrrrrr-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/gtrrrrr-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/gtrrrrr-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/gtrrrrr.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-422711\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/rrrrr-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/rrrrr-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/rrrrr-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/rrrrr-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/rrrrr.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA)&#8230; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle kaga qayb galay dukashada salaadda janaasada ee Marxuum Xasan Abshir Faarax oo horay u soo qabtay jagooyinka kala ah Raiisul Wasaare iyo Duqii Muqdisho. Madaxweynaha ayaa salaadda janaasada ka dib waxa uu si gaar ah ugu tacsiyeeyay qoyska marxuumka oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":422703,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422702","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422702","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422702"}],"version-history":[{"count":9,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422702\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422719,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422702\/revisions\/422719"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422703"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422702"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422702"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422702"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}