{"id":422686,"date":"2020-07-15T19:59:45","date_gmt":"2020-07-15T16:59:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422686"},"modified":"2020-07-15T19:59:45","modified_gmt":"2020-07-15T16:59:45","slug":"taliska-booliska-oo-soo-saaray-digniin-ka-dhan-ah-propagaanda-da-imtixaanaadka-sanad-dugsiyeedka-2019-2020","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliska-booliska-oo-soo-saaray-digniin-ka-dhan-ah-propagaanda-da-imtixaanaadka-sanad-dugsiyeedka-2019-2020\/","title":{"rendered":"Taliska Booliska oo soo saaray digniin ka dhan ah Propagaanda-da Imtixaanaadka Sanad Dugsiyeedka 2019\/2020"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Taliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa soo saaray digniin ka dhan ah Propagaanda-da Imtixaanaadka Sanad Dugsiyeedka 2019\/2020, kaas dalka ka bilaabandoona 18-July-2020.<\/p>\n<p>Sida ay sheegtay Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sarre, waxaa sanadkaan Imtixaanaadka Sanad dugsiyeedka 2019\/2020 ufadhiisandoona in ka badan 70,000 oo arday Soomaaliyeed ah si xariir ah sanadkii 6-aad, iyadoo sanadkaan lagu Soo kordhiyay fasalka 8-aad (Standard8) 11\/July\/2020 &amp; Dugsi sare 18<span class=\"text_exposed_show\">-July-2020.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa sheegay inay diyaariyeen\u00a0 2000 oo xubnood oo isugu jira Saraakiil iyo Askar sugta Amniga goobaha imtixaanada, Ilaalinta geedi socodka imtixaanada iyo daabulaada imtixaanka.<\/p>\n<p>&#8221; Hadaba, iyadoo aad looga taxadaray <a class=\"_58cn\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/badqabka?__eep__=6&amp;source=feed_text&amp;epa=HASHTAG&amp;__xts__%5B0%5D=68.ARAckPkmaq6R6RF3HvBsBpBAs3YMIAGFnaMOISNUZAIfT8sA5NrjJ5N-NhFu_tPoPZK36OilMKfeVTLiFL1o_rg-qQkRKu_QCw78JVC8KRwpBRyOKUTgAfJSfpCv2LALUwkW5a9Ek9Os-hJXCt38mX6NMpXxBav55IMz5KjQtk_63XSNLpOOr6cGQENRG348JFRvW5WdcSrVfKrHO6FvDUKu_hqBfFUIfZvyU5rleR3zP6tpk23Vv37_fLDnO8DZSDO00ML4-AgDsMejx59Mt_mnSlBE9_lKWm9PB_k_i-CIo04dcYWNmGDd4RxrQ32qhqc3&amp;__tn__=%2ANK-R0.g\" data-ft=\"{&quot;type&quot;:104,&quot;tn&quot;:&quot;*N&quot;}\"><span class=\"_5afx\"><span class=\"_58cl _5afz\" aria-label=\"hashtag\">#<\/span><span class=\"_58cm\">Badqabka<\/span><\/span><\/a>\u00a0imtixaanaadka sanadkaan, ayaa waxaa jiri kara\u00a0<a class=\"_58cn\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/propaganda?__eep__=6&amp;source=feed_text&amp;epa=HASHTAG&amp;__xts__%5B0%5D=68.ARAckPkmaq6R6RF3HvBsBpBAs3YMIAGFnaMOISNUZAIfT8sA5NrjJ5N-NhFu_tPoPZK36OilMKfeVTLiFL1o_rg-qQkRKu_QCw78JVC8KRwpBRyOKUTgAfJSfpCv2LALUwkW5a9Ek9Os-hJXCt38mX6NMpXxBav55IMz5KjQtk_63XSNLpOOr6cGQENRG348JFRvW5WdcSrVfKrHO6FvDUKu_hqBfFUIfZvyU5rleR3zP6tpk23Vv37_fLDnO8DZSDO00ML4-AgDsMejx59Mt_mnSlBE9_lKWm9PB_k_i-CIo04dcYWNmGDd4RxrQ32qhqc3&amp;__tn__=%2ANK-R0.g\" data-ft=\"{&quot;type&quot;:104,&quot;tn&quot;:&quot;*N&quot;}\"><span class=\"_5afx\"><span class=\"_58cl _5afz\" aria-label=\"hashtag\">#<\/span><span class=\"_58cm\">Propaganda<\/span><\/span><\/a>\u00a0iyo Qalqal lagu abuuro Waalidiinta iyo Ardayda Soomaaliyeed. Sidaas daraadeed, waxaan\u00a0<a class=\"_58cn\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/digniin?__eep__=6&amp;source=feed_text&amp;epa=HASHTAG&amp;__xts__%5B0%5D=68.ARAckPkmaq6R6RF3HvBsBpBAs3YMIAGFnaMOISNUZAIfT8sA5NrjJ5N-NhFu_tPoPZK36OilMKfeVTLiFL1o_rg-qQkRKu_QCw78JVC8KRwpBRyOKUTgAfJSfpCv2LALUwkW5a9Ek9Os-hJXCt38mX6NMpXxBav55IMz5KjQtk_63XSNLpOOr6cGQENRG348JFRvW5WdcSrVfKrHO6FvDUKu_hqBfFUIfZvyU5rleR3zP6tpk23Vv37_fLDnO8DZSDO00ML4-AgDsMejx59Mt_mnSlBE9_lKWm9PB_k_i-CIo04dcYWNmGDd4RxrQ32qhqc3&amp;__tn__=%2ANK-R0.g\" data-ft=\"{&quot;type&quot;:104,&quot;tn&quot;:&quot;*N&quot;}\"><span class=\"_5afx\"><span class=\"_58cl _5afz\" aria-label=\"hashtag\">#<\/span><span class=\"_58cm\">Digniin<\/span><\/span><\/a> adag gaarsiinaynaa qof walba oo isku daya in uu abuuro qalqal Imtixaan, iyadoo Hadaba aan qaarkood gacanta ku hayno&#8221; ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Booliska.<\/p>\n<p>Fadlan, wixii aad u\u2019aragtaan falalkaas gaarsiiya Ciidanka Boliiska oo howshaas gacanta ku haya, idinka oo Maraya Number-ka 991 ama Baraha Bulshada.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Taliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa soo saaray digniin ka dhan ah Propagaanda-da Imtixaanaadka Sanad Dugsiyeedka 2019\/2020, kaas dalka ka bilaabandoona 18-July-2020. Sida ay sheegtay Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sarre, waxaa sanadkaan Imtixaanaadka Sanad dugsiyeedka 2019\/2020 ufadhiisandoona in ka badan 70,000 oo arday Soomaaliyeed ah si xariir ah sanadkii 6-aad, iyadoo sanadkaan lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":422687,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422686","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422686","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422686"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422686\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422688,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422686\/revisions\/422688"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422687"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422686"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422686"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422686"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}