{"id":422663,"date":"2020-07-15T15:33:30","date_gmt":"2020-07-15T12:33:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422663"},"modified":"2020-07-15T15:33:30","modified_gmt":"2020-07-15T12:33:30","slug":"golaha-shacabka-oo-ka-doodaya-sharciyo-muhim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-shacabka-oo-ka-doodaya-sharciyo-muhim-ah\/","title":{"rendered":"Golaha shacabka oo ka doodaya  sharciyo muhim ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)- Kulankii 16-aad Kalfadhiga 7-aad, ayaa ka socda\u00a0 Xarunta KMG ah ee Golaha Shacabka iyada oo lagu ansixin doono sharcyo muhim u ah dalka.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shacabka C\/weli Sheekh Ibraahim Muudeey\u00a0 ayaa ku sheegay xilidhibaanadda soo xaadiray kullanka\u00a0 142 Xildhibaan.<\/p>\n<p>Guddiga arrimaha gudaha maamulada gobolada iyo amniga ee golaha shacabka ayaa akhrinta labaad mariyay wax ka bedelka sharciga axsaabta. Dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)- Kulankii 16-aad Kalfadhiga 7-aad, ayaa ka socda\u00a0 Xarunta KMG ah ee Golaha Shacabka iyada oo lagu ansixin doono sharcyo muhim u ah dalka. Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shacabka C\/weli Sheekh Ibraahim Muudeey\u00a0 ayaa ku sheegay xilidhibaanadda soo xaadiray kullanka\u00a0 142 Xildhibaan. Guddiga arrimaha gudaha maamulada gobolada iyo amniga ee golaha shacabka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":422664,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422663","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422663","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422663"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422663\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422665,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422663\/revisions\/422665"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422664"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422663"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422663"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422663"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}