{"id":422653,"date":"2020-07-15T13:55:54","date_gmt":"2020-07-15T10:55:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422653"},"modified":"2020-07-15T13:55:54","modified_gmt":"2020-07-15T10:55:54","slug":"madaxda-dowlad-goboleedyada-oo-gaaray-magaalada-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-dowlad-goboleedyada-oo-gaaray-magaalada-garoowe\/","title":{"rendered":"Madaxda dowlad Goboleedyada oo gaaray magaalada Garoowe"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\"><span style=\"font-size: 16px;\">Muqdisho:(SONNA)-Magaalada Garowe waxaa goordhaw gaaray Madaxweynayaasha maamul goboleedyada\u00a0 oo saaka ka amba-baxay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.<\/span><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>Mas\u2019uuliyintaan ayaa waxaa garoonak diyaaradaha Garoowe kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni,waxaana ay halkaasi kaga qaybgalayaan Aaska Allaha u naxariistee Ra\u2019iisul Wasaarahii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax iyo Madaxweynahii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi.<\/p>\n<p>Saacad ka hor waxaa Magaalada Garoowe gaaray wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi si ay uga qeyb galaan aaska Allaha ha u Naxariistee Ra\u2019iisul Wasaarahii hore ee Soomaaliya iyo Madaxweynahii hore ee Puntland.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\"><\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \"><\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Magaalada Garowe waxaa goordhaw gaaray Madaxweynayaasha maamul goboleedyada\u00a0 oo saaka ka amba-baxay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Mas\u2019uuliyintaan ayaa waxaa garoonak diyaaradaha Garoowe kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni,waxaana ay halkaasi kaga qaybgalayaan Aaska Allaha u naxariistee Ra\u2019iisul Wasaarahii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax iyo Madaxweynahii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi. Saacad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":422654,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422653","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422653","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422653"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422653\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422655,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422653\/revisions\/422655"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422654"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422653"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422653"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422653"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}