{"id":422630,"date":"2020-07-15T11:20:06","date_gmt":"2020-07-15T08:20:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422630"},"modified":"2020-07-15T11:20:06","modified_gmt":"2020-07-15T08:20:06","slug":"diyaarad-sidda-meydka-madaxweynihi-hore-ee-puntland-oo-garoowe-ka-dagtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/diyaarad-sidda-meydka-madaxweynihi-hore-ee-puntland-oo-garoowe-ka-dagtay\/","title":{"rendered":"Diyaarad Sidda Meydka madaxweynihi hore ee Puntland  oo Garoowe ka dagtay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho:(SONNA)-<\/strong>Meydka madaxweyne hore ee Puntland Marxuum<strong> Maxamed Cabdi Xaashi <\/strong>oo ku geeriyooday labo maalin \u00a0ka hor dalka Keniya ayaa maanta laga soo dajiaya\u00a0 garoonka diyraadaha Garoowe.<\/p>\n<p>Meydka ayaa diyaaradii siday saakadii hore ka soo duushay Nairobi waxaana maanta lagu wadaa in loo sameeyo Aas qaran iyadoo Madaxweynaha Puntland uu ka qeyb galayo aaska Madaxwaynihi Hore ee Puntland oo dhawaan u geeriyooday xanuun loo geeyay Magaalada Nairobi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Meydka madaxweyne hore ee Puntland Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi oo ku geeriyooday labo maalin \u00a0ka hor dalka Keniya ayaa maanta laga soo dajiaya\u00a0 garoonka diyraadaha Garoowe. Meydka ayaa diyaaradii siday saakadii hore ka soo duushay Nairobi waxaana maanta lagu wadaa in loo sameeyo Aas qaran iyadoo Madaxweynaha Puntland uu ka qeyb galayo aaska Madaxwaynihi Hore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":422631,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422630","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422630","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422630"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422630\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422632,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422630\/revisions\/422632"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422631"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422630"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422630"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422630"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}