{"id":422536,"date":"2020-07-14T13:17:25","date_gmt":"2020-07-14T10:17:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422536"},"modified":"2020-07-14T13:17:25","modified_gmt":"2020-07-14T10:17:25","slug":"wasiirka-boostada-xfs-oo-maanta-ka-qeybgalay-kulanka-guddiga-maamulka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-boostada-xfs-oo-maanta-ka-qeybgalay-kulanka-guddiga-maamulka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Boostada XFS oo\u00a0 maanta ka qeybgalay Kulanka Guddiga Maamulka  Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho:(SONNA)-<\/strong>Wasiirka Boostada iyo isgaariista XFS mudane ENG Cabdi Canshuur Xasan ayaaa\u00a0 \u00a0maanta ka qeybgalay Kulanka Guddiga Maamulka (Board) ee Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ).<\/p>\n<p>Wasiirka Canshuur\u00a0 iayaa xubnaha Guddiga la wadaagay waxyaabaha ay Dawladdu ka fileyso kulankan oo ay ugu muhiimsan tahay dhaqan-gelinta go\u2019aamadii ka soo baxay shirkii la qabtay la qabtay 15-kii Juun ee ay ka soo qeyb galeen shirkadaha Isgaarsiinta bixiya (MNOs), HIQ, Wasaaradda iyo Garyaqaanka Guud ee Qaranka, kuwaas oo ah in go\u2019aamada ka soo baxaya HIQ la marsiiyo hannaanka uu sharcigu dhigayo sida kulankan oo kale, ka dib marka lagala soo tashto dhammaan dhinacyada ay khuseyso.<\/p>\n<p>Sidoo kale wasiirka boostada ayaa shegay Xilligan Wasaaradda iyo xukuumadda guud ahaanba in ay ah ahmiyad gooni ah u leedahay bixinta\u00a0 \u00a0rukhsadaha isgaarsiinta si shirkadaha looga dhigo kuwo ku shaqeeyo nidaam sharciyeed, kadibna ay u qaataan rukhsadaha kale ee khuseeya sida rukhsadda lacagaha taleefoonka lagu gudbiyo ee uu diyaariyey Bangiga Dhexe ee Dalka (MMT). Bixinta rukhsadaha Isgaarsiinta waa halbeeg muhiim u ah qorshaha deyn-cafinta dalka, waxaana idinka filanaynaa in aad howshaan ku soo gabagabeyn doontaan waqti kooban.<\/p>\n<p>Wasiir canshuur \u201cGo\u2019aamada ka soo baxa kulankiina waxa aad la soo wadaagi doontaan Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, taas oo ka dib kala tashan doonta Wasaaradda Maaliyadda arrimaha khuseeya qiimayaasha.<\/p>\n<p>Ugu danbeeyn Wasiirka Boostada iyo isgaariista XFS mudane ING Cabdi Canshuur Xasan\u00a0 ayaa kula dardaarmay Guddiga iyo Maamulka Hay\u2019addaba inay dadajiyaan hawlaha horyaalla si loo dhammeystiro nidaaminta suuqa isgaarsiinta Soomaaliya oo ahmiyad u leh shacabka iyo dawladda Soomaaliyeedba<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Wasiirka Boostada iyo isgaariista XFS mudane ENG Cabdi Canshuur Xasan ayaaa\u00a0 \u00a0maanta ka qeybgalay Kulanka Guddiga Maamulka (Board) ee Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ). Wasiirka Canshuur\u00a0 iayaa xubnaha Guddiga la wadaagay waxyaabaha ay Dawladdu ka fileyso kulankan oo ay ugu muhiimsan tahay dhaqan-gelinta go\u2019aamadii ka soo baxay shirkii la qabtay la qabtay 15-kii Juun ee ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":422537,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422536","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422536","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422536"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422536\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422538,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422536\/revisions\/422538"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422537"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422536"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422536"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422536"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}