{"id":422533,"date":"2020-07-14T11:52:57","date_gmt":"2020-07-14T08:52:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422533"},"modified":"2020-07-14T11:52:57","modified_gmt":"2020-07-14T08:52:57","slug":"allaha-u-naxariistee-wariye-afrax-yare-oo-xalay-ku-geeriyooday-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/allaha-u-naxariistee-wariye-afrax-yare-oo-xalay-ku-geeriyooday-muqdisho\/","title":{"rendered":"Allaha u naxariistee Wariye Afrax Yare  oo xalay ku Geeriyooday Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Alla ha u naxariistee wariye Sheekh Cabdullahi Cali Afrax (Afrax Yare) ayaa Xalay ku geeriyoodey magaalada Muqdisho, isagoo mudooyinkii ugu danbeeyayay ku \u00a0xanuunsanaa.muqdisho sidoo kale \u00a0waxaa\u00a0 uu ka tirsanaan jirey wariyayaashii raadiyo Muqdisho 80-kii ilaa 90kii.<\/p>\n<p>Waxaa uu ka\u00a0 mid ahaa soo saarayaashii Barnaamijka Bandhiga Raadiyaha iyo falooyinkii raadiyaha ka bixi jirey, waxaa uu ka soo shaqeeyay tababarna uu ku soo\u00a0 qaatay BBC laanta Soomaaliga.\u00a0 Xiligii\u00a0 burburka waxaa uu idaacadii HornAfrik ka bilaabay barnamijka diiniga ee dhaqanka islaamka oo uu soo saare iyo soo tebiye uu ka ahaa .<\/p>\n<p>Allah ha naxariiste maexuumka waxaa uu ku dhashey magaadan Muqdisho sanadku markuu ahaa1953dii, waxaa uu waxbarashada hoose iyo sare ku qaatay Dugsiyada\u00a0 Shibis, Bartamaha, 15-ka May ayuu dugsiga sare ku dhamaystay isagoo hadana ka mid noqdey ardaydii Kulliyada Kiimikada ee Jaamacadda umadd Soomaliyeed.(Gahayr)<\/p>\n<p>Allaha ha u naxariistee xalay ayuu ku geeriyooday magaalada Muqdish waxaana ka tacsiyadeeyay guud ahaan bahda warbaahinta ee uu ka baxay.<\/p>\n<p>Inaalilaah wa inaa illeyhi Raajucuun.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Alla ha u naxariistee wariye Sheekh Cabdullahi Cali Afrax (Afrax Yare) ayaa Xalay ku geeriyoodey magaalada Muqdisho, isagoo mudooyinkii ugu danbeeyayay ku \u00a0xanuunsanaa.muqdisho sidoo kale \u00a0waxaa\u00a0 uu ka tirsanaan jirey wariyayaashii raadiyo Muqdisho 80-kii ilaa 90kii. Waxaa uu ka\u00a0 mid ahaa soo saarayaashii Barnaamijka Bandhiga Raadiyaha iyo falooyinkii raadiyaha ka bixi jirey, waxaa uu ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":422534,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422533","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422533","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422533"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422533\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422535,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422533\/revisions\/422535"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422534"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422533"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422533"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422533"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}