{"id":422414,"date":"2020-07-13T09:34:38","date_gmt":"2020-07-13T06:34:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422414"},"modified":"2020-07-13T09:49:05","modified_gmt":"2020-07-13T06:49:05","slug":"ciidanka-kumaandooska-oo-soo-qabtay-horjoogayaashii-sirdoonka-iyo-maxkamada-ee-gobolka-shabeelaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-kumaandooska-oo-soo-qabtay-horjoogayaashii-sirdoonka-iyo-maxkamada-ee-gobolka-shabeelaha-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidanka Kumaandooska oo soo qabtay Horjoogayaashii Al-shabaab ee Sirdoonka iyo Maxkamada ee Gobolka Shabeelaha hoose,"},"content":{"rendered":"<p>Mubaarak(SONNA)&#8211;Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka Soomaaliyeed oo beryaaanba waday howlgalo lagu baadigoobayo deegaanada ay ku dhuumaaleeysanayaan Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab\u00a0 ayaa howlgalkii baaritaanka ee ay shalay ka sameeyeen deegaanada Mubaarak iyo Daarul-salaam ay ku soo qabteen horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Al-shabaab.<\/p>\n<p>Howlgalka oo ay fulinayeen ciidanka kumaandooska Xoogga dalka ee Danab iyo Gor-Gor ayaa waxay gacanta ku soo dhigeen horjoogihii dhinaca Sirdoonka gobolka Shabeelada Hoose Macalin Bilaal Jeeylaani Nuure iyo Cabdulaahi Maxamed Cabdi oo ka mid ahaa horjoogayaasha sar \u2013sare ee Maxkamada gobolka Shabeelada hoose sida uu Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida usheegay Taliyaha Guutada 16-aad kumaandooska Xoogga Dalka G\/le Ismaaciil Cabdimaalik Maalin<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in la soo qabtay Maleeshiyaad gaarayo 5 Ruux, kuwaasi oo ay ciidanka howlgalka ku soo qabteen.<\/p>\n<p>Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska ayaa kordhiyay\u00a0 baacsiga Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-422416\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-2-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"577\" height=\"325\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-2-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-2-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-2-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2-2.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 577px) 100vw, 577px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-422417\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3-6-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"580\" height=\"327\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3-6-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3-6-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3-6-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3-6.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 580px) 100vw, 580px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-422418\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4-4-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"582\" height=\"328\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4-4-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4-4-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4-4-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/4-4.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 582px) 100vw, 582px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-422419\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5-4-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"582\" height=\"328\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5-4-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5-4-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5-4-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/5-4.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 582px) 100vw, 582px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-422420\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/6-3-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"580\" height=\"327\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/6-3-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/6-3-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/6-3-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/6-3.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 580px) 100vw, 580px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mubaarak(SONNA)&#8211;Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka Soomaaliyeed oo beryaaanba waday howlgalo lagu baadigoobayo deegaanada ay ku dhuumaaleeysanayaan Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab\u00a0 ayaa howlgalkii baaritaanka ee ay shalay ka sameeyeen deegaanada Mubaarak iyo Daarul-salaam ay ku soo qabteen horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Al-shabaab. Howlgalka oo ay fulinayeen ciidanka kumaandooska Xoogga dalka ee Danab iyo Gor-Gor ayaa waxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":422415,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422414","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422414","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422414"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422414\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422425,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422414\/revisions\/422425"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422415"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422414"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422414"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422414"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}