{"id":422408,"date":"2020-07-13T08:00:43","date_gmt":"2020-07-13T05:00:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422408"},"modified":"2020-07-13T08:01:47","modified_gmt":"2020-07-13T05:01:47","slug":"raisulwasaare-kheyre-oo-magaacabay-guddiga-aaska-qaran-u-sameeynaayo-raisulwasaarihii-hore-ee-dalka-oo-shalay-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raisulwasaare-kheyre-oo-magaacabay-guddiga-aaska-qaran-u-sameeynaayo-raisulwasaarihii-hore-ee-dalka-oo-shalay-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Ra\u2019isulwasaare Kheyre oo magaacabay guddi Aaska qaran u sameeynaayo  Ra\u2019isulwasaarihii hore ee dalka oo shalay geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Ra\u2019isulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga diyaarinta aaska qaran ee marxuum Xasan abshir faarax Ra\u2019isulwasaarihii hore ee dalka oo ku geeriyooday magaalada ankara ee dalka\u00a0 Turkiga .<\/p>\n<p>Guddiga waxaa uu ka kooban yahay xubnaha hoos ku qoran<\/p>\n<p>1- Mahdi Maxamed Guuleed Ra\u2019isulwasaare ku xigeenka XFS\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0:Guddoomiye.<br \/>\n2- Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibaddaa\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 :Xubin.<br \/>\n3. Mohamed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Warfaafinta\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 : Xubin<br \/>\n4. Maxamed Abuukar Islow Wasiirka Amniga Gudaha\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 :Xubin<br \/>\n5. Xasan Xuseen Xaaji Wasiirka Cadaalada\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0:Xubin<br \/>\n6. Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 : Xubin<br \/>\n7. Fowsiya Abiikar Nuur Wasiirka Caafimaadka\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 :Xubin.<br \/>\n8. Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) Wasiirka Gaadiidka\u00a0 \u00a0 :Xubin.<br \/>\n9. Maxamuud Xayir Ibraahim\u00a0 Wasiiru dawlaha Maaliyadda\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0: Xubin<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Ra\u2019isulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga diyaarinta aaska qaran ee marxuum Xasan abshir faarax Ra\u2019isulwasaarihii hore ee dalka oo ku geeriyooday magaalada ankara ee dalka\u00a0 Turkiga . Guddiga waxaa uu ka kooban yahay xubnaha hoos ku qoran 1- Mahdi Maxamed Guuleed Ra\u2019isulwasaare ku xigeenka XFS\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0:Guddoomiye. 2- Axmed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422408","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422408","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422408"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422408\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422410,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422408\/revisions\/422410"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422408"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422408"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422408"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}