{"id":422400,"date":"2020-07-12T22:03:40","date_gmt":"2020-07-12T19:03:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422400"},"modified":"2020-07-12T22:37:22","modified_gmt":"2020-07-12T19:37:22","slug":"wasiirka-dhalinyarada-cayaaraha-xfs-oo-lacag-gaarsiisay-gabar-soomaaliyeed-ka-qeybgashay-tartanka-golf-ka-caruurta-oo-mareykanka-ka-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-dhalinyarada-cayaaraha-xfs-oo-lacag-gaarsiisay-gabar-soomaaliyeed-ka-qeybgashay-tartanka-golf-ka-caruurta-oo-mareykanka-ka-dhacay\/","title":{"rendered":"Wasiirka Dhalinyarada &#038; cayaaraha XFS oo lacag gaarsiisay gabar Soomaaliyeed ka qeybgashay tartanka Golf-ka caruurta oo Mareykanka ka dhacay"},"content":{"rendered":"<p>Mareykanka(SONNA) Waxaa Dalka Mareykanka ka soconaya tartanka Golf-ka caruurta Adduunka,kaasi oo meel wanaagsan ay ka gaartay gabar Soomaaliyeed ee kunool dalkaasi.<\/p>\n<p>Sihaam Cabdirashiid Ibraahim Xuseen oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa waxaa ay soo gaartay Semi-finalka tartankaasi Golf-ka Caruurta,iyadoo dhiirogelin lacageedna ay ka heshey wasiirka Dhalinyarada oio Ciyaaraha Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye.<\/p>\n<p>&#8220;Tartanka koobka Golf-ka caruurta addunka ooka dhacaya Mareykanka isreebreebka ayay u soo gudubtay Sihaam Cabdirashiid Ibraahim,Maashaa Allah,guul baan u rajeynayaa Sihaam,waxaa iga gacan siisay gabadhayda Seytuuni Cabdi Xuseen in aan $5000 dillar aan gaarsiiyo,iyadana waan uga mahadcelinayaa dhiirogelinta Sihaam iyo magaca Qaranka Soomaaliyeed&#8221;.ayay tiri wasiir Khadiijo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya marwo khadiijo Maxamed Diiriye ayaa guul u rajeysay Sihaam Cabdirashiid oo haatan soo gaartay isreebreebka tartankaasi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mareykanka(SONNA) Waxaa Dalka Mareykanka ka soconaya tartanka Golf-ka caruurta Adduunka,kaasi oo meel wanaagsan ay ka gaartay gabar Soomaaliyeed ee kunool dalkaasi. Sihaam Cabdirashiid Ibraahim Xuseen oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa waxaa ay soo gaartay Semi-finalka tartankaasi Golf-ka Caruurta,iyadoo dhiirogelin lacageedna ay ka heshey wasiirka Dhalinyarada oio Ciyaaraha Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye. &#8220;Tartanka koobka Golf-ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":413753,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422400","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422400","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422400"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422400\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422407,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422400\/revisions\/422407"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/413753"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422400"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422400"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422400"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}