{"id":422360,"date":"2020-07-12T16:00:44","date_gmt":"2020-07-12T13:00:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422360"},"modified":"2020-07-12T16:01:23","modified_gmt":"2020-07-12T13:01:23","slug":"wasiir-beyle-oo-bankiga-horumarinta-islaamka-kala-hadlay-saamaynta-dhaqaale-ee-cudurka-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-beyle-oo-bankiga-horumarinta-islaamka-kala-hadlay-saamaynta-dhaqaale-ee-cudurka-covid-19\/","title":{"rendered":"Wasiir Beyle oo Bankiga horumarinta Islaamka kala hadlay saamaynta dhaqaale ee cudurka Covid-19"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga kula hadlay Madaxweynaha Bangiga horumarinta Islaamka Dr; Bandar M.H. Hajjar.<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay saamaynta uu cudurka safmarka ah ee COVID-19 ku yeeshay dhaqaalaha iyo sidii Soomaaliya looga caawin lahaa dhanka dhaqaalaha.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan Maanta si fogaan arag ah (Video Conference) ula shiray Madaxweynaha Bangiga horumarinta Islaamka Dr; Bandar M.H. Hajjar oo aan ka wada hadalnay saameynta dhaqaale ee COVID-19 iyo qaabka Bangigu uu nooga caawin karo hoos u dhaca dakhliga dalka\u201d. Ayuu yiri Wasiir Beyle.<\/p>\n<p>Kulanka oo ahaa mid xog wareysi iyo kala warqaadasho ayaa ku soo idlaaday guul iyo is-afgarad.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga kula hadlay Madaxweynaha Bangiga horumarinta Islaamka Dr; Bandar M.H. Hajjar. Labada mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay saamaynta uu cudurka safmarka ah ee COVID-19 ku yeeshay dhaqaalaha iyo sidii Soomaaliya looga caawin lahaa dhanka dhaqaalaha. \u201cWaxa aan Maanta si fogaan arag [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":422361,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422360","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422360","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422360"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422360\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422362,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422360\/revisions\/422362"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422361"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422360"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422360"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422360"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}