{"id":422357,"date":"2020-07-12T15:01:40","date_gmt":"2020-07-12T12:01:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422357"},"modified":"2020-07-12T15:02:06","modified_gmt":"2020-07-12T12:02:06","slug":"raiisul-wasaare-kheyre-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-xasan-abshir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-xasan-abshir\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare Kheyre oo ka tacsiyeeyay geerida Xasan Abshir"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Xasan Cali Khayre ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Ummadda Soomaaliyeed iyo Qoyskii uu ka baxay Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Dalka, Xasan Abshir Faarax.<\/p>\n<p>\u201dWaxaan tacsi u dirayaa Ummadda Soomaaliyeed iyo Qoyskii uu ka baxay Ra&#8217;iisul Wasarihii hore ee dalka Xasan Abshir Faarax. Waxa uu kaalin muhiim ah ka soo qaatay dib-u-dhiska dalkeena. Waxaan Alle uga baryayaa inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, innagana uu samir naga siiyo.\u201d<\/p>\n<p>Marxuum, Xasan Abshir Faarax oo ahaa Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa sidoo kale soo qabtay xilal kala duwan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Xasan Cali Khayre ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Ummadda Soomaaliyeed iyo Qoyskii uu ka baxay Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Dalka, Xasan Abshir Faarax. \u201dWaxaan tacsi u dirayaa Ummadda Soomaaliyeed iyo Qoyskii uu ka baxay Ra&#8217;iisul Wasarihii hore ee dalka Xasan Abshir Faarax. Waxa uu kaalin muhiim ah ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":422358,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422357","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422357","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422357"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422357\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422359,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422357\/revisions\/422359"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422358"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422357"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422357"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422357"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}