{"id":422354,"date":"2020-07-12T14:41:41","date_gmt":"2020-07-12T11:41:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422354"},"modified":"2020-07-12T14:42:10","modified_gmt":"2020-07-12T11:42:10","slug":"xasan-abshir-oo-ku-geeriyooday-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xasan-abshir-oo-ku-geeriyooday-turkiga\/","title":{"rendered":"Xasan Abshir oo ku geeriyooday Turkiga"},"content":{"rendered":"<p>Ankara-(SONNA)-Allaha u naxariistee waxaa Xalay ku geeriyooday Dalka Turkiga Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Abshir Faarax oo halkaasi ku xanuunsanayay.<\/p>\n<p>Xasan Abshir ayaa soo noqday Ra\u2019iisul wasaaraha Dalka Soomaaliya Sanaddii 2001, isagoo muddo dheerna soo ahaa Duqa Magaalada Muqdisho iyo xubin ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee, Xasan Abshir Faarax oo 75 jir ahaa ayaa Sanaddii 1945 waxa uu ku dhashay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Gobolka Nugaal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ankara-(SONNA)-Allaha u naxariistee waxaa Xalay ku geeriyooday Dalka Turkiga Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Abshir Faarax oo halkaasi ku xanuunsanayay. Xasan Abshir ayaa soo noqday Ra\u2019iisul wasaaraha Dalka Soomaaliya Sanaddii 2001, isagoo muddo dheerna soo ahaa Duqa Magaalada Muqdisho iyo xubin ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya. Allaha u naxariistee, Xasan Abshir Faarax oo 75 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":422355,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422354","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422354","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422354"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422354\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422356,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422354\/revisions\/422356"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422355"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422354"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422354"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422354"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}