{"id":422329,"date":"2020-07-12T11:53:11","date_gmt":"2020-07-12T08:53:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422329"},"modified":"2020-07-12T11:53:11","modified_gmt":"2020-07-12T08:53:11","slug":"wasiirka-caddaaladda-oo-ka-hadlay-dil-uu-geystay-askari-ka-tirsan-ilaaladiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caddaaladda-oo-ka-hadlay-dil-uu-geystay-askari-ka-tirsan-ilaaladiisa\/","title":{"rendered":"Wasiirka caddaaladda oo ka hadlay dil uu geystay Askari ka tirsan ilaaladiisa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Cadaaladda XFS Abuukaate, Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay inuu cadaaladda marayo Askari ka tirsan ilaaladiisa oo Magaalada Muqdisho ku dilay muwaadin Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa tacsi u diray ehelada, asxaabta iyo Xafiiska xeer ilaalinta oo uu ka tirsanaa marxuum , Maxamed Cabdulqaadir \u00a0Cilmi oo ku baxay Gacanta Askari ilaala u ahaa Wasiirka Caddaaladda.<\/p>\n<p>\u201cAskariga waa lasoo qabtay wuxuu ku jiraa gacanta Dowladda , haddana waxaa lagu wadaa baaritaan, waxaana la horgeyn doonaa caddaaladda\u201d,ayuu yiri Wasiirku.<\/p>\n<p>Mudane, Xasan Xuseen Xaaji Wasiirka caddaaladda Soomaaliya ayaa ugu baaqay Ciidamada qalabka sida in ay ka digtoonaadaan Hubka Gacantooda ku jira inay ku dhibaateeyaan Dad rayad ah oo aan waxba galabsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Cadaaladda XFS Abuukaate, Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay inuu cadaaladda marayo Askari ka tirsan ilaaladiisa oo Magaalada Muqdisho ku dilay muwaadin Soomaaliyeed. Wasiirka ayaa tacsi u diray ehelada, asxaabta iyo Xafiiska xeer ilaalinta oo uu ka tirsanaa marxuum , Maxamed Cabdulqaadir \u00a0Cilmi oo ku baxay Gacanta Askari ilaala u ahaa Wasiirka Caddaaladda. \u201cAskariga waa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":422338,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422329","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422329","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422329"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422329\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422340,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422329\/revisions\/422340"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422338"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422329"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422329"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422329"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}