{"id":422310,"date":"2020-07-12T09:49:46","date_gmt":"2020-07-12T06:49:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422310"},"modified":"2020-07-12T09:49:46","modified_gmt":"2020-07-12T06:49:46","slug":"xeer-ilaalinta-qaranka-oo-war-kasoo-saartay-dil-ka-dhacay-waddada-makka-al-mukarama","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xeer-ilaalinta-qaranka-oo-war-kasoo-saartay-dil-ka-dhacay-waddada-makka-al-mukarama\/","title":{"rendered":"Xeer ilaalinta Qaranka oo war kasoo saartay dil ka dhacay Waddada Makka Al-mukarama"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">\n<h1 class=\"entry-title\"><span style=\"font-size: 16px;\">Muqisho(SONNA)-Dilka Marxuum Maxamed C\/qaadir ayaa ka dhacay wadadda Maka Almukarama, agagaarka Tre biano, waxaana Gaari uu watay<\/span><\/h1>\n<h1 class=\"entry-title\"><span style=\"font-size: 16px;\">rasaas ku furay Askar ilaalo u ah Wasiirka Cadaaladda xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Askariga dilka geystay ayaa waxaa qabtay ciidamo Milteri ah oo<\/span><\/h1>\n<h1 class=\"entry-title\"><span style=\"font-size: 16px;\">dhacdada la kulmay, waxaana lagu xiray xarunta CID-da ee Muqdisho.<\/span><\/h1>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div><\/div>\n<div>Xeer Ilaalinta Qaranka oo war ka soo saartay dilka ka dhacay Waddada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho ayaa intaasi ku dartay in<\/div>\n<div><span style=\"font-size: 16px;\">Marxuumka la dilay uu ahaa Agaasimahii Waaxda IT ee Xafiska Xeer illaalinta Qaranka, wuxuuna sidoo kale uu u qaabilsanaa suuq geynta Maqaayadda caanka ah ee Zeytuuni.<\/span><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqisho(SONNA)-Dilka Marxuum Maxamed C\/qaadir ayaa ka dhacay wadadda Maka Almukarama, agagaarka Tre biano, waxaana Gaari uu watay rasaas ku furay Askar ilaalo u ah Wasiirka Cadaaladda xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Askariga dilka geystay ayaa waxaa qabtay ciidamo Milteri ah oo dhacdada la kulmay, waxaana lagu xiray xarunta CID-da ee Muqdisho. Xeer Ilaalinta Qaranka oo war ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":422311,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422310","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422310","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422310"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422310\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422312,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422310\/revisions\/422312"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422311"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422310"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422310"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422310"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}