{"id":422307,"date":"2020-07-12T10:05:27","date_gmt":"2020-07-12T07:05:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422307"},"modified":"2020-07-12T10:05:27","modified_gmt":"2020-07-12T07:05:27","slug":"wasaaradda-shaqada-dfs-oo-soo-bandhigtay-qorshayaasha-ugu-weyn-ee-xilligan-ay-diiradda-saarayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-shaqada-dfs-oo-soo-bandhigtay-qorshayaasha-ugu-weyn-ee-xilligan-ay-diiradda-saarayaan\/","title":{"rendered":"Wasaaradda shaqada  DFS oo soo bandhigtay qorshayaasha ugu  weyn ee xilligan ay diiradda saarayaan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo maanta guddoomiyay kullanka bilaha ah ee Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda ayaa soo bandhigay qorshayaasha ugu weyn ee xilligan ay diiradda saarayaan.<\/p>\n<p>\u201cWasaaradda waxaa ka go\u2019aam xoojinta nidaamka maamul ee gudaha oo ku dhisan shaqo wadaag, hadda waxaan diiradda saaraynaa sidii kor loogu qaadi lahaa xirfadaha gacanta si dhallinyaradeenna ay u noqdaan kuwa xirfado leh, isla markaana waxaan ka gudbi doonaa shaqo la\u2019aanta heysata dhallinyarada.\u201d ayuu yiri Wasiir Sadiiq.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan soo siyaadinay waaxda badqabka iyo caafimaadka oo oggaanaysa jawiga goobaha shaqada ee dalka, Waaxda kale ee shaqo abuurka oo waqtigan ku howlan sidii sahan loogu sameyn lahaa suuqa shaqada ee dalka oo halkaa fursado shaqo loogu heli karo dhallinyarada , halka Waaxda Sharciyada iyo Xiriirka Shaqaalaha ay soo bandhigtay isbeddelo horseedi kara hannaan sharciyadeed oo kalsooni leh iyo xiriir xooggan oo dhexmara Wasaaradda iyo xiriiradda Shaqaalaha.\u201d ayuu ku daray.<\/p>\n<p>Wasiirka wuxuu caddeeyay muddo sannad iyo bar ah oo uu xafiiska joogay in lagu guuleystay kumannaan dhallinyaro ah oo fursado shaqo ka helay barnaamijka shaqo abuurka dhallinyarada, kaas oo uu sheegay dhowaan in la ballaarin doono iyo taariikh ahaan in markii u horreysay dowladda ay ku guuleysatay taageerro dhaqaale in la gaarsiiyo muwaadiniinta kuwooda ugu nugul oo hooyooyinka iyo carruurta yaryar ay ugu horreeyaan,iyagoo taageerrada ka helaya barnaamijka Baxnaano ee qaybta ka ah siyaasadda ilaalinta bulshada.<\/p>\n<p>Hannaan bad-qab oo loogu hortagayo fayruska COVID-19 ayuu sidoo kale sheegay in laga hirgalinayo Wasaaradda xilli toddobaadan ay dib ugu laabteen shaqada guud ahaan Shaqaalaha.<\/p>\n<p>Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa ka mid ah hay\u2019adaha ugu muhiimsan ee dalka oo dowladda mas\u2019uul uga ah shaqada iyo taageerada bulshada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-422317\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3-5-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"491\" height=\"368\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3-5-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3-5-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3-5-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/3-5.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 491px) 100vw, 491px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo maanta guddoomiyay kullanka bilaha ah ee Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda ayaa soo bandhigay qorshayaasha ugu weyn ee xilligan ay diiradda saarayaan. \u201cWasaaradda waxaa ka go\u2019aam xoojinta nidaamka maamul ee gudaha oo ku dhisan shaqo wadaag, hadda waxaan diiradda saaraynaa sidii kor loogu qaadi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":422316,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422307","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422307","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422307"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422307\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422318,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422307\/revisions\/422318"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422316"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422307"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422307"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422307"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}