{"id":422205,"date":"2020-07-11T14:34:30","date_gmt":"2020-07-11T11:34:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422205"},"modified":"2020-07-11T15:16:48","modified_gmt":"2020-07-11T12:16:48","slug":"shirka-madaxda-maamul-goboleedyada-oo-maanta-ka-furmay-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-madaxda-maamul-goboleedyada-oo-maanta-ka-furmay-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Shirka madaxda maamul Goboleedyada oo Maanta ka furmay Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Waxaa goor dhow ka furmay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug shirka wada tashiga madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) oo ka hadlayay furitaanka shirka ayaa sheegay in ujeeddada Gogosha ay u dhigeen ay tahay in Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyadu ay uga wada tashadaan hannnaan doorasho ee Dalka oo xor iyo xalaal ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in aysan talada Dalku iyaga keliya ku koobnayn balse ay tahay mid baahsan loona baahan yahay wada tashi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Waxaa goor dhow ka furmay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug shirka wada tashiga madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka. Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) oo ka hadlayay furitaanka shirka ayaa sheegay in ujeeddada Gogosha ay u dhigeen ay tahay in Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyadu ay uga wada tashadaan hannnaan doorasho ee Dalka oo xor iyo xalaal ah. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":422218,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422205","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422205","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422205"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422205\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422207,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422205\/revisions\/422207"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422218"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422205"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422205"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422205"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}