{"id":422175,"date":"2020-07-11T13:32:54","date_gmt":"2020-07-11T10:32:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422175"},"modified":"2020-07-11T13:32:54","modified_gmt":"2020-07-11T10:32:54","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-dib-u-soo-celisay-muwaadiniin-ku-xayirnaa-maleeshiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-dib-u-soo-celisay-muwaadiniin-ku-xayirnaa-maleeshiya\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo dib u soo celisay muwaadiniin ku xayirnaa Maleeshiya \u00a0\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Muqdisho.(SONNA)&#8230;Muwaadiniin Soomaaliyeed oo tiradoodu kor u dhaafeyso 100 qof,oo in muddo ah ku xayirnaa dalka Maleesiya ayaa ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Muwaadiniintan ayaa waxaa maalmihii lasoo dhaafay ay ku xayirnaayeen magaalada Kuwala Lumpur \u00a0ee dalka Malaysia , kadib markii duulimaadyadii caalamka ay hakad galeen sababo la xariira cudurka Covid19.<\/p>\n<p>Muwaadiniintan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ka sii sagootiyay una fududeeyay safarkooda Safaradda somaliyeed ee dalka Malaysia oo hormuud uu u \u00a0\u00a0yahay safiirka safaaradda \u00a0Danjire Abukar Abdi osman \u201c Mardaadi\u201d, diblumaasiyiinta, howlwaddenna Safaaradda iyo waxgaradka kale ku nool waddanka Malaysia.<\/p>\n<p>Safarkaan ayaa ah kii ugu horeeyay oo nuuciisa oo kale ah oo muwaadiin ku xayirnaa dalka Malaysia dib loogu soo celiyo dalkii hooyo ee Somaliya .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Muqdisho.(SONNA)&#8230;Muwaadiniin Soomaaliyeed oo tiradoodu kor u dhaafeyso 100 qof,oo in muddo ah ku xayirnaa dalka Maleesiya ayaa ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho. Muwaadiniintan ayaa waxaa maalmihii lasoo dhaafay ay ku xayirnaayeen magaalada Kuwala Lumpur \u00a0ee dalka Malaysia , kadib markii duulimaadyadii caalamka ay hakad galeen sababo la xariira cudurka Covid19. Muwaadiniintan ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":422179,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422175","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422175","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422175"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422175\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422180,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422175\/revisions\/422180"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422179"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422175"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422175"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422175"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}