{"id":422127,"date":"2020-07-10T14:17:30","date_gmt":"2020-07-10T11:17:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422127"},"modified":"2020-07-10T14:17:30","modified_gmt":"2020-07-10T11:17:30","slug":"wasiir-beyle-oo-ka-warbixiyay-saameynta-dhaqaale-ee-covid-19-iyo-dadaalka-ku-aadan-kobcinta-dhaqaale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-beyle-oo-ka-warbixiyay-saameynta-dhaqaale-ee-covid-19-iyo-dadaalka-ku-aadan-kobcinta-dhaqaale\/","title":{"rendered":"Wasiir Beyle oo ka warbixiyay saameynta dhaqaale ee Covid 19 iyo dadaalka ku aadan kobcinta \u00a0dhaqaale"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane C\/Raxmaan Ducaale Beyle oo ka hadlaayey barnaamijka kulanka todobaadka Jimcaha ee Tv-ga Qaranka ayaa ka warbixiyay saameynta dhaqaale ee uu la yimd cudurka Covid 19 iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay xoojinta koboca dhaqaale.<\/p>\n<p>Wasiirka, ayaa Xusay in uu hoos u dhac xoogan uu ku yimid dhaqaalihii ka imaan jiray dekedah iyo Garoomada diyaaradaha,taasina ay sababtay in ay yaraadaan dhaqaalihii soo galayey wasaaradda maaliyadda,loona baahday Kab miisaaniyadeed oo la weydiisto caalamka.<\/p>\n<p>Wasiir eyle,ayaa ka dhawaajiyay in isbadal lagu sameeyay miisaaniyadda , ka dib markii 70 milyan uu hoos u dhacay daqligii kutalagalka ee u degsanaa dowladda,wuxuuna intaa raaciyay in dadaal weyn loo galay sidii Dowladu ay u dabooli laheyd baahida adeegyada bulshada,isla markaana looga hortagi lahaa cudurka Korona Virus.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane C\/Raxmaan Ducaale Beyle, waxa uu ka mahadceliyay dadaalka beesha caalamku ay u galeen ka gortagga cudurka Covid 19,Isagoo qiray in haddii,laga gudo marxaladda cudurka lagu dhaqaaqi doono kordhinta dhaqqalaha dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane C\/Raxmaan Ducaale Beyle oo ka hadlaayey barnaamijka kulanka todobaadka Jimcaha ee Tv-ga Qaranka ayaa ka warbixiyay saameynta dhaqaale ee uu la yimd cudurka Covid 19 iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay xoojinta koboca dhaqaale. Wasiirka, ayaa Xusay in uu hoos u dhac xoogan uu ku yimid dhaqaalihii ka imaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":422128,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422127","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422127","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422127"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422127\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422129,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422127\/revisions\/422129"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422128"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422127"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422127"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422127"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}