{"id":422103,"date":"2020-07-09T18:45:00","date_gmt":"2020-07-09T15:45:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422103"},"modified":"2020-07-09T18:45:00","modified_gmt":"2020-07-09T15:45:00","slug":"raiisul-wasaare-khayre-muddo-kordhintu-waxay-horseeddaa-qalalaase-siyaasadeed-mid-amni-iyo-mid-dastuur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-khayre-muddo-kordhintu-waxay-horseeddaa-qalalaase-siyaasadeed-mid-amni-iyo-mid-dastuur\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaare Khayre: Muddo Kordhintu Waxay Horseeddaa Qalalaase Siyaasadeed, Mid Amni Iyo Mid Dastuur"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\"><strong>Muqdisho (SONNA)- Khamiis, July 09, 2020<\/strong>\u00a0&#8212;- Ra&#8217;iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane\u00a0<a href=\"https:\/\/sable.madmimi.com\/c\/7253?id=1098051.8015.1.cc0f6f7add1e3c08a489b66b9023f149\" target=\"_blank\" rel=\"noopener noreferrer\" data-saferedirecturl=\"https:\/\/www.google.com\/url?q=https:\/\/sable.madmimi.com\/c\/7253?id%3D1098051.8015.1.cc0f6f7add1e3c08a489b66b9023f149&amp;source=gmail&amp;ust=1594394053855000&amp;usg=AFQjCNE1Z5IbHz2gTmAKoGp_Tl9WNMC9Lw\">Xasan Cali Khayre<\/a>\u00a0oo maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay doorashada 2020-2021, ayaa caddeeyay inay dhici doonin muddo kordhin ayna muhiim tahay in doorashadu waqtigeeda ku dhacdo.<\/p>\n<p align=\"left\">&#8220;Waa in doorashadu ay ku dhacdo waqtigii loogu tala galay, lagana fogaadaa in lagu shaqeeyo fikir ku saleysan mudo kordhin sababtoo ah mudo kordhintu waxay horseedi kartaa qalaase siyaasadeed, mid amni iyo mid dastuur&#8221;, ayuu Ra&#8217;iisul Wasaaruhu yiri.<\/p>\n<p align=\"left\">Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulanka ka sheegay muhiimadda ay leedahay in doorashadu ku dhacdo jawi midnimo iyo wadatashi ku saleysan, si loo xaqiijiyo rabitaanka shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"left\">Wasiirrada ka qeyb galay shirka ayaa isku raacay in goluhu ay si joogta ah uga shaqeeyaan dadar gelinta fududeynta sidii ay dalka uga dhici laheyd doorasho ummadda Soomaaliyeed ay isla ogoshahay oo xukuumadduna ay qaadato dowrka ay ku leedahay si ummadda Soomaaliyeed looga gudbiyo marxaladdaan.<\/p>\n<p align=\"left\">\n<p align=\"left\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-422108\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/unnamed-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"637\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/unnamed-1-1.jpg 1180w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/unnamed-1-1-300x162.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/unnamed-1-1-768x415.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/unnamed-1-1-1024x553.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-422110\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/unnamed-7.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/unnamed-7.jpg 1180w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/unnamed-7-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/unnamed-7-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/unnamed-7-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/><\/p>\n<p align=\"left\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Khamiis, July 09, 2020\u00a0&#8212;- Ra&#8217;iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane\u00a0Xasan Cali Khayre\u00a0oo maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay doorashada 2020-2021, ayaa caddeeyay inay dhici doonin muddo kordhin ayna muhiim tahay in doorashadu waqtigeeda ku dhacdo. &#8220;Waa in doorashadu ay ku dhacdo waqtigii loogu tala galay, lagana fogaadaa in lagu shaqeeyo fikir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":422110,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422103","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422103","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422103"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422103\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422112,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422103\/revisions\/422112"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422110"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422103"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422103"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422103"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}