{"id":422052,"date":"2020-07-08T20:56:51","date_gmt":"2020-07-08T17:56:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422052"},"modified":"2020-07-08T20:56:51","modified_gmt":"2020-07-08T17:56:51","slug":"wasaaradda-caafimaadka-oo-xaqiijisay-in-51-qof-oo-cusub-ay-ka-bogsoodeen-feyruska-karoona","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-xaqiijisay-in-51-qof-oo-cusub-ay-ka-bogsoodeen-feyruska-karoona\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka Oo Xaqiijisay In 51 Qof Oo Cusub Ay Ka Bogsoodeen Feyruska Karoona"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen <strong>51<\/strong> qof oo cusub,\u00a0 taasi oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa ku dhawaad <strong>1,147<\/strong>.<\/p>\n<p>Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan geliyay <strong>13<\/strong> xaalado cusub oo COVID-19 ah, oo kala jooga Gobolka Banaadir <strong>7<\/strong> Puntland <strong>4<\/strong> iyo Somaliland <strong>2<\/strong> qof, taas oo tirada guud ee xaaladaha dalka laga diiwaan geliyay ka dhigeysa <strong>3,028<\/strong>.<\/p>\n<p>Bukaannada cusub <strong>9<\/strong> ka mid ah waa rag <strong>4<\/strong>-na waa dumar, 24-kii saac ee ugu dambeeyay ma jirin bukaan u geeriyootay COVID19, waxaana tirada guud dadka u dhintay cudurka ay gaareysaa <strong>92<\/strong> qof.<\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bulshada ugu baaqday in lagu dadaalo kahor tagga cudurka si loo yareeyo saameynta uu bulshada ku yeelanayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-422053\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/COVID-19.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"532\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/COVID-19.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/COVID-19-300x148.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/COVID-19-768x378.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/COVID-19-1024x504.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 51 qof oo cusub,\u00a0 taasi oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa ku dhawaad 1,147. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422052","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422052","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422052"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422052\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422054,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422052\/revisions\/422054"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422052"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422052"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422052"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}