{"id":422017,"date":"2020-07-08T14:22:46","date_gmt":"2020-07-08T11:22:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=422017"},"modified":"2020-07-08T14:22:46","modified_gmt":"2020-07-08T11:22:46","slug":"madaxweyne-waare-oo-beledweyne-ka-daah-furay-mashruuca-biyo-xireenka-fatahaada-beledweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-waare-oo-beledweyne-ka-daah-furay-mashruuca-biyo-xireenka-fatahaada-beledweyne\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Waare Oo Beledweyne Ka Daah Furay Mashruuca Biyo Xireenka Fatahaada Beledweyne."},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho:(SONNA)-<span style=\"font-size: 16px;\">Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Cabdi waare ayaa maanta magaalada Beledweyne ka daah furay Mashruuca Biyo-xereenka Beledweyne,si wax looga qabto fatahadda magaalada beledweyne kusoo noq-noqata.<\/span><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><span style=\"font-size: 16px;\">Wasiirro kamid ah dowlad goboleedka Hirshabelle guddoomiyaha gobolka Hiiraan guddiga gurmadka fatahaadda Beledweyne iyo qeybaha bulshada ayaa munaasabadda daah-furka kasoo qeyb galay.<\/span><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Intii uu kulanka socday waxaa Qaabka Fogaan araga uga qeyb galay madaxda ugu sareeysa Hay&#8217;adda beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobey ee FAO iyo Hay&#8217;ado kale oo soo bandhigay qorshadooda wax qabad ee ku aadan fatahaadda iyo sida aay diyaar ugu yihiin in dowlad goboleedka hirshabelle aay ka caawiyaan wax ka qabashada arrimaha fatahadda. Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Cabdi Waare ayaa sheegay in mushruucan uu ka koobanyahay seddax qeyb aayna koow ka tahay in wax laga qabto 60- goobood oo wabiga uu kasameeyo fatahaadda oo guud ahaan ku yaalla deegaanada Hishabelle iyo in la adkeeyo 8- goob oo lasoo cayimay kaddib qiimeynta guud.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Ugu dambeyn madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Cabdi waare ayaa shahaado sharaf uu ku muteestay Dib-u Heshiisinta iyo wax ka qabashada arimaha Fatahaadda Beledweyne gudoonsiiyay guddoomiyaha gobolka hiiraan Cali Jeyte Cismaan.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Cabdi waare ayaa maanta magaalada Beledweyne ka daah furay Mashruuca Biyo-xereenka Beledweyne,si wax looga qabto fatahadda magaalada beledweyne kusoo noq-noqata. Wasiirro kamid ah dowlad goboleedka Hirshabelle guddoomiyaha gobolka Hiiraan guddiga gurmadka fatahaadda Beledweyne iyo qeybaha bulshada ayaa munaasabadda daah-furka kasoo qeyb galay. Intii uu kulanka socday waxaa Qaabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":422018,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-422017","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422017","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=422017"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422017\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":422019,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/422017\/revisions\/422019"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/422018"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=422017"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=422017"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=422017"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}