{"id":421940,"date":"2020-07-07T14:53:26","date_gmt":"2020-07-07T11:53:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421940"},"modified":"2020-07-07T14:53:26","modified_gmt":"2020-07-07T11:53:26","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-degaanka-owdinle-ee-gobolka-baay-ku-dilay-maleeshiyaad-katirsan-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-degaanka-owdinle-ee-gobolka-baay-ku-dilay-maleeshiyaad-katirsan-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga Dalka oo Degaanka Owdinle ee Gobolka Baay Ku Dilay Maleeshiyaad katirsan Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<div id=\"article_body\" class=\"body\">Muqdisho:(SONNA)-kadib howlgal lagu baacsanayay maleeshiyaadka al-shaab oo ay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen degaanka owdiinle oo qiyaastii magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay ujira 30 km ayay kudileen labo katirsan maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab halka laba kalana nolosha ay kuqabteen iyo hubkii ay wateen oo kala wareegeen.<\/div>\n<div><\/div>\n<div class=\"body\">\n<p>Taliyaha Qeybta 60-aad xoogga dalka Jeneraal Maxamed Shiikh Cabdulaahi Cusmaan ayaa warbaahinta Dowladda u sheegay in howlgalka uu aha amid qorsheeysan ayna fulinayeen guutada 8-aad qeybta 60-aad xds islamarkaasna argagixisada qasaare lagu gaarsiiyay.<\/p>\n<p>Taliyaha qeybta 60-aad Gen:Maxamed Shiikh ayaa tilmaamay in howlgalka uu qeyb kayahay howlgalada dalka looga saaro argagixisada.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"left-column-single\">\n<div class=\"image-holder\">\n<div class=\"image_shaddow\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"body\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-kadib howlgal lagu baacsanayay maleeshiyaadka al-shaab oo ay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen degaanka owdiinle oo qiyaastii magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay ujira 30 km ayay kudileen labo katirsan maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab halka laba kalana nolosha ay kuqabteen iyo hubkii ay wateen oo kala wareegeen. Taliyaha Qeybta 60-aad xoogga dalka Jeneraal Maxamed Shiikh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421941,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421940","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421940","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421940"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421940\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421942,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421940\/revisions\/421942"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421941"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421940"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421940"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421940"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}