{"id":421933,"date":"2020-07-07T14:14:48","date_gmt":"2020-07-07T11:14:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421933"},"modified":"2020-07-07T14:14:48","modified_gmt":"2020-07-07T11:14:48","slug":"wasiir-bayle-oo-shir-guddoomiyay-kulanka-hormarinta-maaliyadda-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-bayle-oo-shir-guddoomiyay-kulanka-hormarinta-maaliyadda-dalka\/","title":{"rendered":"Wasiir Bayle oo Shir Guddoomiyay Kulanka \u00a0Hormarinta Maaliyadda Dalka"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">Muqdisho:(SONNA)-Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr Cabdirxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta shir guddoomiyaya kulanka hormarinta maaliyadda dalka oo hab muuqaalka ku qabsoomay,waxaana ka qeyb ka ahaa hay\u2019adda lacagta aduunka ee IMF iyo World Bank.<\/p>\n<p>Wasiir Bayle ayaa sheegay in kulanka maanta ay uga wadahadleen waxyaabahii usoo qabsoomay dowladda dhinaca dib-u-habeynta maaliyadda dalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan maanta shir Gudoomiyay kulankii billaha ahaa ee #FGC oo aan uga hadalnay horumarka Maaliyadda iyo waxii inooga qabsoomay dib-u-habeynta Maaliyadda.<\/p>\n<p>Wasiirka maaliyadda ee xukumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa waxa uga mahadceliyay hay\u2019adaha dhaqaalaha aduudka ee shirka qeyb galay sida IMF iyo World Bank sida ay ugarab taaganyihiin dowladda Soomaaliyeed oo haatan dib u kabasho ku jirto.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Wasiirka Maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle waxa uu sheegay in hay\u2019addaha dhaqaalaha ee IMF iyo World Bank ay taageereen nidaamka ay dowladda Soomaaliyeed ku habeyneyso dhalaaha dalka.<\/p>\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\"><\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\">\n<div class=\"td-social-but-text\"><\/div>\n<p><i class=\"td-icon-googleplus\"><\/i>\u00a0<i class=\"td-icon-pinterest\"><\/i><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr Cabdirxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta shir guddoomiyaya kulanka hormarinta maaliyadda dalka oo hab muuqaalka ku qabsoomay,waxaana ka qeyb ka ahaa hay\u2019adda lacagta aduunka ee IMF iyo World Bank. Wasiir Bayle ayaa sheegay in kulanka maanta ay uga wadahadleen waxyaabahii usoo qabsoomay dowladda dhinaca dib-u-habeynta maaliyadda dalka. \u201cWaxa aan maanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421934,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421933","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421933","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421933"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421933\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421935,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421933\/revisions\/421935"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421934"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421933"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421933"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421933"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}