{"id":421930,"date":"2020-07-07T13:09:10","date_gmt":"2020-07-07T10:09:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421930"},"modified":"2020-07-07T13:09:10","modified_gmt":"2020-07-07T10:09:10","slug":"guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-xarigga-ka-jaray-mch-ka-degmada-xamarweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-xarigga-ka-jaray-mch-ka-degmada-xamarweyne\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray MCH-ka degmada Xamarweyne"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\"><\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\">\n<div class=\"td-social-but-text\">\n<p>Muqdisho:(SONNA)-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa maanta xarigga ka jaray MCH-ka degmada Xamarweyne oo dib u dhis lagu sameeyay.<\/p>\n<p>Dib u dhiska MCH-kaan ayaa waxaa iska kaashaday maamulka gobolka Banaadir iyo wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya si loo horumariyo adeegyada caafimaad ee ay u baahanyihiin bulshada degmada Xamarweyne.<\/p>\n<p>Munaasabadda xarig jarka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigelinta gobolka Banaadir, agaasimaha xiriirka degmooyinka gobolka,maamulka degmada Xamarweyne iyo qeybaha bulshada.<\/p>\n<\/div>\n<p><i class=\"td-icon-googleplus\"><\/i>\u00a0<i class=\"td-icon-pinterest\"><\/i><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa maanta xarigga ka jaray MCH-ka degmada Xamarweyne oo dib u dhis lagu sameeyay. Dib u dhiska MCH-kaan ayaa waxaa iska kaashaday maamulka gobolka Banaadir iyo wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya si loo horumariyo adeegyada caafimaad ee ay u baahanyihiin bulshada degmada Xamarweyne. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421931,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421930","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421930","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421930"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421930\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421932,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421930\/revisions\/421932"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421931"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421930"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421930"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421930"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}