{"id":421926,"date":"2020-07-07T12:10:47","date_gmt":"2020-07-07T09:10:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421926"},"modified":"2020-07-07T12:12:26","modified_gmt":"2020-07-07T09:12:26","slug":"ammaanka-magaalada-dhuusamareeb-oo-si-weyn-loo-adkeeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ammaanka-magaalada-dhuusamareeb-oo-si-weyn-loo-adkeeyey\/","title":{"rendered":"Ammaanka magaalada  Dhuusamareeb oo si weyn loo adkeeyey"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa lagu soo warramayaa inay si weyn u adkeeyeen ammaanka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Ujeedka ayaa ah sidii loo adkeyn lahaa amniga Dhuusamareen oo 9-ka bishaan ay shir ku yeelan doonaan madaxda dowlad goboleedyada oo ka arrinsadan doono xaaladda dalka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug oo shirkaasi martigeliyey ayaa sidoo kale dib ugu laabtay caasimadda mamaulkaasi, wuxuuna la kulmay saraakiisha ammaanka oo uu kala hadlay, sidii loo xoojin lahaa nabad-gelyada, looguna diyaar garoobi lahaa shirkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa lagu soo warramayaa inay si weyn u adkeeyeen ammaanka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Ujeedka ayaa ah sidii loo adkeyn lahaa amniga Dhuusamareen oo 9-ka bishaan ay shir ku yeelan doonaan madaxda dowlad goboleedyada oo ka arrinsadan doono xaaladda dalka. Madaxweynaha Galmudug oo shirkaasi martigeliyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421927,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421926","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421926","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421926"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421926\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421928,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421926\/revisions\/421928"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421927"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421926"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421926"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421926"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}