{"id":421925,"date":"2020-07-07T14:24:56","date_gmt":"2020-07-07T11:24:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421925"},"modified":"2020-07-07T14:24:56","modified_gmt":"2020-07-07T11:24:56","slug":"kenya-oo-mudda-sanada-dib-u-dhigtay-imtixaanada-dugsiyada-sababa-la-xiriira-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kenya-oo-mudda-sanada-dib-u-dhigtay-imtixaanada-dugsiyada-sababa-la-xiriira-covid-19\/","title":{"rendered":"Kenya oo mudda sanada dib u dhigtay Imtixaanada dugsiyada sababa la xiriira COVID-19"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi(SONNA)-Wasiirka Waxbarashada Kenya, George Magoha ayaa maanta oo Salaasa ah ku dhawaaqay in imtixaanka Qaranka dalkaasi, aanu qabsoomaynin sanadkan sababa la xiriira cudurka saf-marka Covid-19 oo dadka uu ku dhacayo oo kordhay.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in ardada Standard 8(Dugsi Dhexe) iyo Form Four(Dugsiga Sare) aysan u fariisin doonin imtixaanka ay ahady in ay galaan sannadka, taasi bedelkeeda ay Imtixaankaas geli doonaa sanadka 2021-ka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale faray Jaamacadaha doonaya in furayaan, ay raacaan awaamiirta iyo talooyinka wasaarada Caafimaadka.<\/p>\n<p>Kenya ayaa diiwaan-gelisay 8067 ruux oo Cudurka Saf-marka ee COVID-19 uu ku dhacay, waxaana u dhintay 164 ruux halka 2,414 ay ka soo bodsadeen, waxana aad u korortay tirada uu ku dhacayo dadka dalkaasi beryahan dambe iyadoo maalin kaliya oo ah bishan July 4-teeda la diiwaan geliyey 389 ruux.<\/p>\n<p>Tani ayaa imaaneysa maalin kadib markii uu Madaxweynaha dalkaasi Uhuri Kenyatta qafiifay xayiraadihii sarnaa magaalooyinka waaweyn ee dalkaasi siiba Niarobi, Mombasa iyo Mandhere.<\/p>\n<p>#SONNA<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi(SONNA)-Wasiirka Waxbarashada Kenya, George Magoha ayaa maanta oo Salaasa ah ku dhawaaqay in imtixaanka Qaranka dalkaasi, aanu qabsoomaynin sanadkan sababa la xiriira cudurka saf-marka Covid-19 oo dadka uu ku dhacayo oo kordhay. Wasiirka ayaa sheegay in ardada Standard 8(Dugsi Dhexe) iyo Form Four(Dugsiga Sare) aysan u fariisin doonin imtixaanka ay ahady in ay galaan sannadka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421938,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421925","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421925","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421925"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421925\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421939,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421925\/revisions\/421939"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421938"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421925"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421925"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421925"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}