{"id":421918,"date":"2020-07-07T11:52:35","date_gmt":"2020-07-07T08:52:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421918"},"modified":"2020-07-07T11:52:35","modified_gmt":"2020-07-07T08:52:35","slug":"madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug-oo-guddoomiyay-shirka-looga-hadlay-amniga-galmug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-galmudug-oo-guddoomiyay-shirka-looga-hadlay-amniga-galmug\/","title":{"rendered":"Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Guddoomiyay shirka   looga hadlay amniga Galmug"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">Muqdisho:(SONNA)-Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa Shir Guddoomiyay Shirka Amniga Maamulka Galmudug oo ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulkaas.<\/p>\n<p>Shirkaan oo ay ka soo qayb galeen Wasiirka Maaliyada, La taliyaha Madaxweynaha Galmudug iyo Saraakiisha laamaha ammaanka ayaa waxaa diirrada lagu saaray sare u qaadida amniga guud ee Galmudug iyo kan gaar ahaaneed ee Caasimadda oo lagu qabanayo Shirka Maamul Goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa faray laamaha amniga Galmudug in ay si weyn u adkeeyaan amniga Caasimadda Dhuusamareeb iyo guud ahaan deegaannada Maamulka.<\/p>\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\"><\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa Shir Guddoomiyay Shirka Amniga Maamulka Galmudug oo ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulkaas. Shirkaan oo ay ka soo qayb galeen Wasiirka Maaliyada, La taliyaha Madaxweynaha Galmudug iyo Saraakiisha laamaha ammaanka ayaa waxaa diirrada lagu saaray sare u qaadida amniga guud ee Galmudug iyo kan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421919,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421918","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421918","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421918"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421918\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421920,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421918\/revisions\/421920"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421919"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421918"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421918"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421918"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}