{"id":421915,"date":"2020-07-07T11:45:19","date_gmt":"2020-07-07T08:45:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421915"},"modified":"2020-07-07T11:45:19","modified_gmt":"2020-07-07T08:45:19","slug":"guddoomiyaha-gobolka-shabeellaha-hoose-oo-booqday-buundada-qoryooley-oo-dib-loo-dhisayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-gobolka-shabeellaha-hoose-oo-booqday-buundada-qoryooley-oo-dib-loo-dhisayo\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose oo booqday Buundada Qoryooley oo dib loo dhisayo"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">Muqdisho:(SONNA)-Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose mudane Ibraahin Aadan Cali Najax oo ay wehliyeen injineero qiimeeya burburka soo gaaray \u00a0buundada degmada Qoryooley oo argagixisada Al-shabaab ay burburiyeen ayaa kormeeray buundada, isagoo sheegay in dhawaan dib u dhis ay ku sameyn doonaan.<\/p>\n<p>\u201cSafar Shaqo ayaan ku tagay Degmada Qoryooley si aan usoo qiimeeyo Burburka Maleeshiyada Aragagxisada Shabaab ay u geysteen Buundada Degmada oo muhiiim u aheyd isku socodka Dadweynaha,wafdigeyga waxaa qeyb ka aha Injineero qiimeynaya burburka iyadoo dhawaan Buundada aan dhisi doono Inshalaah\u201d ayuu yiri guddoomiye Ibraahin.<\/p>\n<p>Buundadaan ayaa muhiim u ah isu socodka gobollada dalka waxaana burburiyay maleeshiyada Al-shabaab oo caadeysatay la dagaalanka horumarka shacabka iyo noloshooda, iyagoo marwalba u taagan baabi\u2019inta danta guud, halka dowladdu ay waddo dadaallo dib loogu dhisayo meelaha ku burburay dowlad la\u2019a<\/p>\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\"><\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\">\n<div class=\"td-social-but-text\"><\/div>\n<p><i class=\"td-icon-googleplus\"><\/i>\u00a0<i class=\"td-icon-pinterest\"><\/i><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose mudane Ibraahin Aadan Cali Najax oo ay wehliyeen injineero qiimeeya burburka soo gaaray \u00a0buundada degmada Qoryooley oo argagixisada Al-shabaab ay burburiyeen ayaa kormeeray buundada, isagoo sheegay in dhawaan dib u dhis ay ku sameyn doonaan. \u201cSafar Shaqo ayaan ku tagay Degmada Qoryooley si aan usoo qiimeeyo Burburka Maleeshiyada Aragagxisada Shabaab ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421916,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421915","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421915","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421915"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421915\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421917,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421915\/revisions\/421917"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421916"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421915"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421915"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421915"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}