{"id":421912,"date":"2020-07-07T11:41:39","date_gmt":"2020-07-07T08:41:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421912"},"modified":"2020-07-07T11:41:39","modified_gmt":"2020-07-07T08:41:39","slug":"wasiir-maareeye-oo-tababbar-u-furay-qaar-kamid-ah-shaqaalaha-wasaaradda-warfaafinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-maareeye-oo-tababbar-u-furay-qaar-kamid-ah-shaqaalaha-wasaaradda-warfaafinta\/","title":{"rendered":"Wasiir Maareeye oo tababbar u furay qaar kamid ah shaqaalaha wasaaradda Warfaafinta"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">\n<h1 class=\"entry-title\">Muqdisho:SONNA)-Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdi Xayir \u201cMaareeye\u201d ayaa maanta tababbar sare loogu qaadayo aqoontooda u furay qaar kamid ah shaqaalaha wasaaradda warfaafinta.<\/h1>\n<p>Agaasimaha shaqaalaha iyo tababbarada wasaaradda mudane C\/raxiin Ciise Caddow oo ka hadlay goobta ayaa sheegay in qof kasta looga baahanyahay inay si daacad ah u gudato waajibaadka ka saaran u adeegista Qaranka isla markaa waxaa uu balan qaaday in la sii kordhin doono sare u qaadista tayada shaqaalaha.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta ayaa sheegay in ujeedka laga leeyahay aqoon kororsigaan uu yahay in aqoonta shaqaalaha kor loo qaado isla markaana la tayeeyo shaqada warbaahinta.<\/p>\n<p>Wasiir Maxamed Cabdi Xayir ayaa kula dardaarmay howl-wadeennada wasaaradda in ka go\u2019naato hormarinta waajibaadka shaqo ee Qaranku u igmaday \u201dqof damiirkiisu nool yahay ayaa laga rabaa Warbaahinta dowladda oo shaqada uu hayo uu ku qabto dareen iyo rabitaan\u201d.<\/p>\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\"><\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\">\n<div class=\"td-social-but-text\"><\/div>\n<p><i class=\"td-icon-googleplus\"><\/i>\u00a0<i class=\"td-icon-pinterest\"><\/i><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:SONNA)-Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdi Xayir \u201cMaareeye\u201d ayaa maanta tababbar sare loogu qaadayo aqoontooda u furay qaar kamid ah shaqaalaha wasaaradda warfaafinta. Agaasimaha shaqaalaha iyo tababbarada wasaaradda mudane C\/raxiin Ciise Caddow oo ka hadlay goobta ayaa sheegay in qof kasta looga baahanyahay inay si daacad ah u gudato waajibaadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421913,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421912","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421912","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421912"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421912\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421914,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421912\/revisions\/421914"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421913"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421912"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421912"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421912"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}