{"id":421720,"date":"2020-07-05T12:22:05","date_gmt":"2020-07-05T09:22:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421720"},"modified":"2020-07-05T13:17:54","modified_gmt":"2020-07-05T10:17:54","slug":"xildhibaan-ka-tirsanaa-hirshabeelle-oo-lagu-dilay-tuulada-galooleey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaan-ka-tirsanaa-hirshabeelle-oo-lagu-dilay-tuulada-galooleey\/","title":{"rendered":"Xildhibaan ka tirsanaa Hirshabeelle oo lagu dilay Tuulada Galooleey"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Malleeshiyada Al-Shabaab ayaa goor-dhow ku dilay nawaaxiga degaanka Galoolleey ee Shabeellada dhexe Allaha u naxariistee, Maxamed Maxamuud Siyaad\u00a0 oo\u00a0 ka tirsanaa Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Marxuumka ayaa lagala degay Gaari NOHA ah oo kusoo jeeday Magaalada Muqdisho, sida ay Wakaalladda wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegeen xubno ka mid ah maamulka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle, Sheekh Cusmaan Barre Macallin ayaa dhankiisa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Marxuum, Maxamed Maxamuud Siyaad.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Malleeshiyada Al-Shabaab ayaa goor-dhow ku dilay nawaaxiga degaanka Galoolleey ee Shabeellada dhexe Allaha u naxariistee, Maxamed Maxamuud Siyaad\u00a0 oo\u00a0 ka tirsanaa Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Marxuumka ayaa lagala degay Gaari NOHA ah oo kusoo jeeday Magaalada Muqdisho, sida ay Wakaalladda wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegeen xubno ka mid ah maamulka Hirshabeelle. Guddoomiyaha Baarlamaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421721,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421720","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421720","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421720"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421720\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421727,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421720\/revisions\/421727"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421721"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421720"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421720"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421720"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}