{"id":421717,"date":"2020-07-05T11:35:59","date_gmt":"2020-07-05T08:35:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421717"},"modified":"2020-07-05T11:39:05","modified_gmt":"2020-07-05T08:39:05","slug":"dowladda-qadar-oo-cambaaraysay-qaraxii-shalay-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-qadar-oo-cambaaraysay-qaraxii-shalay-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dowladda Qadar oo cambaaraysay qaraxii Shalay ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Doxa-(SONNA)-War-murtiyeed kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda ee Dalka Qadar ayaa lagu cambaareeyay qaraxii waxashnimada ahaa ee ay kooxda Argagixisada Al-Shabaab Shalay ka geysteen Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Dowladda Qadar ayaa tacsi u dirtay Dowladda Soomaaliya iyo Ehelada Dadkii ku waxyeelloobay qaraxa, iyadoo Dadkii ku dhaawacmayna Alle ugu rajeysay inuu bogsiiyo.<\/p>\n<p>Xukuumadda Doxa ayaa sheegtay in ay Dowladda Federaalka Soomaaliya la garab taagan tahay taageera kasta oo lagaga hor-tagayo ficillada gurracan ee Kooxda Argagixisada Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Doxa-(SONNA)-War-murtiyeed kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda ee Dalka Qadar ayaa lagu cambaareeyay qaraxii waxashnimada ahaa ee ay kooxda Argagixisada Al-Shabaab Shalay ka geysteen Magaalada Muqdisho. Dowladda Qadar ayaa tacsi u dirtay Dowladda Soomaaliya iyo Ehelada Dadkii ku waxyeelloobay qaraxa, iyadoo Dadkii ku dhaawacmayna Alle ugu rajeysay inuu bogsiiyo. Xukuumadda Doxa ayaa sheegtay in ay Dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421718,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421717","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421717","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421717"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421717\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421719,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421717\/revisions\/421719"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421718"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421717"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421717"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421717"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}