{"id":421712,"date":"2020-07-05T11:10:25","date_gmt":"2020-07-05T08:10:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421712"},"modified":"2020-07-05T11:13:30","modified_gmt":"2020-07-05T08:13:30","slug":"ururka-oic-oo-cambaareeyay-qaraxyadii-ka-dhacay-muqdisho-iyo-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ururka-oic-oo-cambaareeyay-qaraxyadii-ka-dhacay-muqdisho-iyo-baydhabo\/","title":{"rendered":"Ururka OIC oo cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho iyo Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>Jeddah-(SONNA)-Ururka iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa si kulul u dhaleeceeyay qaraxyadii ay Kooxda Argagixisada Al-Shabaab ay shalay ka geysteen Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo, kuwaas oo ay waxyeello kasoo gaartay Dad isugu jira Rayid iyo Ciidan.<\/p>\n<p>Ururka OIC ayaa dhambaal tacsi ah u diray Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan ehelada iyo Qoysaska Dadkii ku waxyeelloobay qaraxyadaas, wuxuuna u rajeeyay inuu Alle u booga dhayo Dadka dhaawaca ah.<\/p>\n<p>Ururka OIC ayaa ku cel-celiyay cambaaraynta iyo diidmada adag ee ku aaddan ficillada kooxaha nabad-diidka, wuxuuna ku dhowaaqay in ay Dowladda Soomaaliya la garab taagan yihiin mar walba taageero kasta oo lagaga hor-tagayo falalka gurracan ee Argagixisada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jeddah-(SONNA)-Ururka iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa si kulul u dhaleeceeyay qaraxyadii ay Kooxda Argagixisada Al-Shabaab ay shalay ka geysteen Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo, kuwaas oo ay waxyeello kasoo gaartay Dad isugu jira Rayid iyo Ciidan. Ururka OIC ayaa dhambaal tacsi ah u diray Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan ehelada iyo Qoysaska Dadkii ku waxyeelloobay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421713,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421712","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421712","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421712"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421712\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421716,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421712\/revisions\/421716"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421713"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421712"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421712"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421712"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}