{"id":421657,"date":"2020-07-04T14:45:29","date_gmt":"2020-07-04T11:45:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421657"},"modified":"2020-07-04T14:45:29","modified_gmt":"2020-07-04T11:45:29","slug":"dowladda-ruushka-oo-goaansatay-in-ay-dib-u-furato-safaaradeedii-libya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-ruushka-oo-goaansatay-in-ay-dib-u-furato-safaaradeedii-libya\/","title":{"rendered":"Dowladda Ruushka oo go\u2019aansatay in ay dib u furato safaaradeedii Libya"},"content":{"rendered":"<p>Moscow-(SONNA)-Wasiirka arrimaha dibedda Ruushka, Sergey Lavrov ayaa sheegay Dowladda in ay dib u fureyso safaaradeedii Tripoli, maadama ay si kumeel ah howlaheeda ugu fulin jirtay Dalka Tunisia, sida ay baahisay wakaaladda wararka Ruushka , ee Interfax<\/p>\n<p>Ruushka ayaa diblomaasiyiintiisa ka daad gureeyay dalka Libya, bishii October sannadkii 2013-kii, xilligaas ooo koox hubeysan ay weerartay.<\/p>\n<p>Lavrov, ayaa la kulmay hoggaamiyaha mucaaradka Khalifa Xaftar oo hadda go\u2019aansaday inuu la heshiiyo dowladda caalamku aqoonsan yahay.<\/p>\n<p>Libya ayaa tan iyo sannadkii 2011-kii waxa ka socday qalalaase, xilligaas oo meesha laga saaray hoggaamiyihii la dilay Mucamar Al-Qadaafi.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, wasiirka gaashandhigga dalka Ruushka \u00a0Hulusi Akar iyo sarakiil sare sare ayaa booqday dalka Libya, iyagoo la kulmay madaxda dalka Libya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Moscow-(SONNA)-Wasiirka arrimaha dibedda Ruushka, Sergey Lavrov ayaa sheegay Dowladda in ay dib u fureyso safaaradeedii Tripoli, maadama ay si kumeel ah howlaheeda ugu fulin jirtay Dalka Tunisia, sida ay baahisay wakaaladda wararka Ruushka , ee Interfax Ruushka ayaa diblomaasiyiintiisa ka daad gureeyay dalka Libya, bishii October sannadkii 2013-kii, xilligaas ooo koox hubeysan ay weerartay. Lavrov, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421658,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421657","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421657","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421657"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421657\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421659,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421657\/revisions\/421659"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421658"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421657"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421657"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421657"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}