{"id":421646,"date":"2020-07-04T12:07:24","date_gmt":"2020-07-04T09:07:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421646"},"modified":"2020-07-04T12:07:24","modified_gmt":"2020-07-04T09:07:24","slug":"madaxweyne-lafta-gareen-oo-magacaabay-wasiirrada-warfaafinta-iyo-macdanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-lafta-gareen-oo-magacaabay-wasiirrada-warfaafinta-iyo-macdanta\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Lafta gareen oo Magacaabay Wasiirrada warfaafinta iyo macdanta"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya, C\/casiis Xasan Maxamed (lafta-gareen) ayaa Maanta wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa ku Magacaabay Laba xubnood oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada ee Maamulkaas.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta bulshada KG ayaa loo magacaabay , Ilyaas Siciid Cali (Qalinle) halka Suleymaan Shucayb Cali isna loo magacaabay Wasiirka wasaaradda macdanta iyo batroolka.<\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee Warfaafinta KG, Ugaas Xasan Cabdi Maxamed iyo Wasiirkii hore ee Macdanta iyo Bartoolka , Maxamed C\/raxiim Nuur ayaa la filayaa in ay dhowaan xilka ku wareejiyaan xubnahan uu Madaxweynuhu Magacaabay.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka aqriso Wareegtada:-<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-421648 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/WAreegto.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/WAreegto.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/WAreegto-150x150.jpg 150w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/WAreegto-300x300.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/WAreegto-768x768.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya, C\/casiis Xasan Maxamed (lafta-gareen) ayaa Maanta wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa ku Magacaabay Laba xubnood oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada ee Maamulkaas. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta bulshada KG ayaa loo magacaabay , Ilyaas Siciid Cali (Qalinle) halka Suleymaan Shucayb Cali isna loo magacaabay Wasiirka wasaaradda macdanta iyo batroolka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421647,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421646","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421646","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421646"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421646\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421649,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421646\/revisions\/421649"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421647"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421646"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421646"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421646"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}