{"id":421622,"date":"2020-07-04T10:25:54","date_gmt":"2020-07-04T07:25:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421622"},"modified":"2020-07-04T10:29:28","modified_gmt":"2020-07-04T07:29:28","slug":"taliska-ciidanka-booliska-soomaaliyeed-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qarax-saakay-ka-dhacay-meel-u-dhaw-dekada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliska-ciidanka-booliska-soomaaliyeed-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qarax-saakay-ka-dhacay-meel-u-dhaw-dekada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed oo faahfaahin ka bixiyay qarax saakay ka dhacay meel u dhaw Dekada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho:(SONNA)-Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, ayaa ka hadlay qaraxii goordhaweed ka dhacay xarunta ilaalinta canshuuraha booliiska ee degmada Xamar Jajab.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Afhayeenka Ciidanka Booliiska Dhamme Sadiiq Aadan Cali ayaa sheegay in bartilmaameedka qaraxu ahaa xarunta ilaalinta canshuuraha balse ciidanku ka hortageen dhagartii cadawgu damacsanaa, baaritaan inuu socdo ayuu xaqiijiyay afhayeenku.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Afhayeenka booliska oo ka hadlaalayay qasaaraha ka dhashay qaraxa ayaa sheegay in shan askari oo boolis ah\u00a0 ay ku dhaawacmeen dhimashana aysan jirin<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Maleeyshida\u00a0 AL-Shabab ayaa la tuhunsantahay in ay ka danbeeyaan ficilkaan foosha xun ee lagu dhibaateeyay shacabka Soomaliyeed ee waxba galabsan<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, ayaa ka hadlay qaraxii goordhaweed ka dhacay xarunta ilaalinta canshuuraha booliiska ee degmada Xamar Jajab. Afhayeenka Ciidanka Booliiska Dhamme Sadiiq Aadan Cali ayaa sheegay in bartilmaameedka qaraxu ahaa xarunta ilaalinta canshuuraha balse ciidanku ka hortageen dhagartii cadawgu damacsanaa, baaritaan inuu socdo ayuu xaqiijiyay afhayeenku. Afhayeenka booliska oo ka hadlaalayay qasaaraha ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421624,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421622","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421622","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421622"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421622\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421627,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421622\/revisions\/421627"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421624"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421622"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421622"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421622"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}