{"id":421621,"date":"2020-07-04T10:42:58","date_gmt":"2020-07-04T07:42:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421621"},"modified":"2020-07-04T10:47:17","modified_gmt":"2020-07-04T07:47:17","slug":"dad-shacab-ah-oo-ku-dhintay-qarax-miino-oo-saaka-ka-dhacay-duleedka-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dad-shacab-ah-oo-ku-dhintay-qarax-miino-oo-saaka-ka-dhacay-duleedka-baydhabo\/","title":{"rendered":"Dad shacab ah oo ku dhintay qarax Miino oo saaka ka dhacay Duleedka Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Baydhabo(SONNA)<\/strong> Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa sheegaya in qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay duleedka magaaladaasi.<\/p>\n<p>Inta la ogyahay 5 qof\u00a0 ayaa geeriyootay 7\u00a0 kalena waa dhaacay,qaraxaasi oo ka dhacay deegaan lagu magacaabo Hareeri-kaadiyow oo qayaasa ahaantii 3 KM dhanka Koonfureed kaga beegan magaaladaasi Baydhabo,sida uu soo sheegayo wariyaheena Baydhabo Siraaji Sheekh Isxaaq.<\/p>\n<p>Labo kamid ah dadka dhintay ayaa ahaa 9 qof oo dhaawacyadooda\u00a0 isbitalka guud ee magaalada Baydhabo\u00a0 la geeyay,halka 3 kamid ahna lagu soo waramayo in isla goobta maqaayadda qaraxa uu ka dhacay ay ku geeriyoodeen.<\/p>\n<p>Qarax oo ayaa nuuca Miinada dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay goob Maqaaxi ah,iyadoo dadkii ku waxyeeloobay oo shacab ahaa la geeyay isbitaalka guud ee magaalada Baydhabo halkaasi oo lagu dabiibayo.<\/p>\n<p>Ciidamada ammaanka ayaa halkaasi ka wada howlgallo baaritano ah oo amaanka lagu sugayo,iyadoo la aaminsanyahay in falalka nuucaan ah ay geystaan maleeshiyada Al-shabaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo(SONNA) Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa sheegaya in qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay duleedka magaaladaasi. Inta la ogyahay 5 qof\u00a0 ayaa geeriyootay 7\u00a0 kalena waa dhaacay,qaraxaasi oo ka dhacay deegaan lagu magacaabo Hareeri-kaadiyow oo qayaasa ahaantii 3 KM dhanka Koonfureed kaga beegan magaaladaasi Baydhabo,sida uu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421629,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421621","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421621","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421621"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421621\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421638,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421621\/revisions\/421638"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421629"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421621"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421621"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421621"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}