{"id":421592,"date":"2020-07-03T11:36:46","date_gmt":"2020-07-03T08:36:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421592"},"modified":"2020-07-03T11:36:46","modified_gmt":"2020-07-03T08:36:46","slug":"horjooge-al-shabaab-ah-oo-isku-soo-dhiibay-ciidanka-xoogga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/horjooge-al-shabaab-ah-oo-isku-soo-dhiibay-ciidanka-xoogga\/","title":{"rendered":"Horjooge Al-Shabaab ah oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga"},"content":{"rendered":"<p>Horjooge Maxamed Abukar Maxamed Dhagoole magaciisa afgarashada loo yaqaano {Caato} oo maleeshiyaadka al-shabaab u qaabilsan maaliyaada Gobolka shabeelaha hoose ayaa isku soo dhiibay Ciidamadda kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab.<\/p>\n<p>Kadib markii uu u adkeysanwaayay dhibtaada nololeedka ee ay kujiraan maleeshiyaadka argagixisada iyo tan ay ku hayaan Ummadda Soomaaliyeed,ayuu horjoogahaasi go\u2019ansaday in uu ku dhaqaaqo tallaabadaasi.<\/p>\n<p>Taliyaha guutada 16-aad ee danab G\/le Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka sida u sheegay in horjooge Caato ay soo dhaweeyay islamarkaasna ay u gudbindoonaan Hay\u201dadaha ku shaqadaleh.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Horjooge Maxamed Abukar Maxamed Dhagoole magaciisa afgarashada loo yaqaano {Caato} oo maleeshiyaadka al-shabaab u qaabilsan maaliyaada Gobolka shabeelaha hoose ayaa isku soo dhiibay Ciidamadda kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab. Kadib markii uu u adkeysanwaayay dhibtaada nololeedka ee ay kujiraan maleeshiyaadka argagixisada iyo tan ay ku hayaan Ummadda Soomaaliyeed,ayuu horjoogahaasi go\u2019ansaday in uu ku dhaqaaqo tallaabadaasi. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":421593,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421592","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421592","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421592"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421592\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421594,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421592\/revisions\/421594"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421593"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421592"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421592"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421592"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}