{"id":421506,"date":"2020-07-02T12:23:00","date_gmt":"2020-07-02T09:23:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421506"},"modified":"2020-07-02T12:40:08","modified_gmt":"2020-07-02T09:40:08","slug":"ciidamada-xooggga-dalka-oo-howl-gallo-lagu-baacsaday-al-shabaab-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xooggga-dalka-oo-howl-gallo-lagu-baacsaday-al-shabaab-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Ciidamada xooggga dalka oo howl-gallo lagu baacsaday Al-Shabaab ka sameeyay Gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howl-gallo ciidamada xooga dalka ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Howl-galladaan \u00a0oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa fuliyey ciidamada qeybta 27-aad ee xoogga dalka Soomalaiyeed, kuwaas oo ka howl-gala gobolkaasi.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa si gaar ah dhaq-dhaqaaqyadaasi uga sameeya inta u dhexeysa degmooyinka Buulo-Burte iyo Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda oo ka warbixiyey howl-galladaasi ayaa sheegay inay ku bartilmaameedsadeen goobo ay sheegeen in laga soo abaabulo weeraro maleeyshiyada Al-Shabaab ay ka fuliyeen gobolkaasi oo dhaca bartamaha dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howl-gallo ciidamada xooga dalka ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan. Howl-galladaan \u00a0oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa fuliyey ciidamada qeybta 27-aad ee xoogga dalka Soomalaiyeed, kuwaas oo ka howl-gala gobolkaasi. Ciidamada ayaa si gaar ah dhaq-dhaqaaqyadaasi uga sameeya inta u dhexeysa degmooyinka Buulo-Burte iyo Jalalaqsi ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421508,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421506","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421506","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421506"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421506\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421517,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421506\/revisions\/421517"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421508"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421506"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421506"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421506"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}