{"id":421495,"date":"2020-07-01T20:40:43","date_gmt":"2020-07-01T17:40:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421495"},"modified":"2020-07-01T20:40:43","modified_gmt":"2020-07-01T17:40:43","slug":"boqorka-iyo-dhaxal-sugaha-sacuudiga-oo-ugu-hambalyeeyay-madaxweynaha-jamhuuriyada-sanadguuradii-60-aad-ee-xornimada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/boqorka-iyo-dhaxal-sugaha-sacuudiga-oo-ugu-hambalyeeyay-madaxweynaha-jamhuuriyada-sanadguuradii-60-aad-ee-xornimada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Boqorka iyo Dhaxal Sugaha Sacuudiga Oo Ugu Hambalyeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Sanadguuradii 60-Aad Ee Xornimada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: 16px;\">Muqdisho (SONNA)-Boqorka Dalka Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis iyo dhaxal sugaha dalkaas Maxamed Bin Salmaan ayaa dhambaal Hambalyo ah usoo diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,taas oo ku saabsan munaasabadda sannad-guurada 60-aad ee madax-bannaanida goballada Koofureed ee dalka iyo Midowgii labada gobol ee\u00a0 Waqooyi iyo Koofur.<\/span><\/p>\n<div align=\"left\">\n<p dir=\"ltr\">Hambalyada ayaa lagu yiri \u201cBoqorka isaga oo ku hadlaya magaca, shacabka\u00a0 iyo dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya, wuxuu\u00a0 bogaadin iyo hambalyo kal iyo laab ah u diraya Madaxwayanaha iyo shacabka Soomaaliyeed isagoo u rajeyanaya\u00a0 farxad, degganaansho iyo nabad waarta\u201d<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Boqorka Dalka Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis iyo dhaxal sugaha dalkaas Maxamed Bin Salmaan ayaa dhambaal Hambalyo ah usoo diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,taas oo ku saabsan munaasabadda sannad-guurada 60-aad ee madax-bannaanida goballada Koofureed ee dalka iyo Midowgii labada gobol ee\u00a0 Waqooyi iyo Koofur. Hambalyada ayaa lagu yiri \u201cBoqorka isaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421496,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421495","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421495","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421495"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421495\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421497,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421495\/revisions\/421497"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421496"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421495"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421495"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421495"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}