{"id":421490,"date":"2020-07-01T19:35:49","date_gmt":"2020-07-01T16:35:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421490"},"modified":"2020-07-01T19:35:49","modified_gmt":"2020-07-01T16:35:49","slug":"amiirka-qatar-oo-soomaaliya-ugu-hambalyeeyay-sannad-guurada-60-aad-ee-xornimada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/amiirka-qatar-oo-soomaaliya-ugu-hambalyeeyay-sannad-guurada-60-aad-ee-xornimada-dalka\/","title":{"rendered":"Amiirka Qatar Oo Soomaaliya Ugu Hambalyeeyay Sannad Guurada 60-Aad Ee Xornimada Dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Amiirka Qatar SheekhTamiim Bin Xamad ayaa hambalyo ku saabsan maalinta xorriyadda u soo diray Madaxwaynahaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxmaed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Amiiraka ayaa dowaldda iyo shacabka Soomaaliyeed\u00a0 u rajayeey barwaaqo iyo nabad waarta inay ku gaaraan sanadka dambe.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ra\u2019iisal Wasaaraha Qadar Sheekh Khaalid Bin Khaliifa ayaa dhiggiisa Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre usoo diray hambalyo ku aadan sannad guuradii 60aad ee ka soo wareegtay xornimada goballada Koofureed iyo Midowgii labada gobal ee Waqooyi iyo Koofur.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Amiirka Qatar SheekhTamiim Bin Xamad ayaa hambalyo ku saabsan maalinta xorriyadda u soo diray Madaxwaynahaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxmaed Cabdullaahi Farmaajo. Amiiraka ayaa dowaldda iyo shacabka Soomaaliyeed\u00a0 u rajayeey barwaaqo iyo nabad waarta inay ku gaaraan sanadka dambe. Sidoo kale Ra\u2019iisal Wasaaraha Qadar Sheekh Khaalid Bin Khaliifa ayaa dhiggiisa Soomaaliya mudane Xasan Cali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421491,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421490","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421490","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421490"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421490\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421492,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421490\/revisions\/421492"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421491"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421490"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421490"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421490"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}