{"id":421445,"date":"2020-07-01T19:04:43","date_gmt":"2020-07-01T16:04:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421445"},"modified":"2020-07-01T19:04:43","modified_gmt":"2020-07-01T16:04:43","slug":"wasiirka-wasaaradda-haweenka-xfs-oo-ka-hadashay-doorka-haweenka-ee-ka-qaybgalka-doorashooyinka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-wasaaradda-haweenka-xfs-oo-ka-hadashay-doorka-haweenka-ee-ka-qaybgalka-doorashooyinka-qaranka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Wasaaradda Haweenka XFS oo ka hadashay doorka Haweenka ee ka qaybgalka Doorashooyinka Qaranka."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Deeqo Yaasiin oo hadleysay doorka Haweenka ee ka qaybgalka Doorashooyinka Qaranka ayaa soo dhoweysay ansixinta iyo dhamaystirka xeerka ogolaanaya in haweenka oo keliya ay ku tarmami karaan kuraasta ah 30% oo ay ku leeyihiin Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Wasiirku waxay bogaadisay meel marinta xeerarka iyo shuruucda fududaynaya qabsoomidda doorashooyinka Qaranka ee fooda nagu soo haysa.<\/p>\n<p>Wasiiri Deeqa oo haweenka ku dhiirigelinaysay ka qayb qaadashada doorashooyinka ayaa ugu baaqday inay si wada jir ah Haweenka u difaacdaan qoondada haweenka ee ah 30% ayna raadiyaan sidii ay ku heli lahaayeen 50%.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-421446\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Wasiir-Deeqa.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Wasiir-Deeqa.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Wasiir-Deeqa-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Wasiir-Deeqa-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Wasiir-Deeqa-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-421447\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Wasiirka-Haweenka-iyo-Xuquuqul-Insaanka.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Wasiirka-Haweenka-iyo-Xuquuqul-Insaanka.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Wasiirka-Haweenka-iyo-Xuquuqul-Insaanka-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Wasiirka-Haweenka-iyo-Xuquuqul-Insaanka-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Wasiirka-Haweenka-iyo-Xuquuqul-Insaanka-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-421448\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Wasiirka-hawenka.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Wasiirka-hawenka.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Wasiirka-hawenka-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Wasiirka-hawenka-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Wasiirka-hawenka-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Deeqo Yaasiin oo hadleysay doorka Haweenka ee ka qaybgalka Doorashooyinka Qaranka ayaa soo dhoweysay ansixinta iyo dhamaystirka xeerka ogolaanaya in haweenka oo keliya ay ku tarmami karaan kuraasta ah 30% oo ay ku leeyihiin Baarlamaanka. Wasiirku waxay bogaadisay meel marinta xeerarka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421446,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421445","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421445","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421445"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421445\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421450,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421445\/revisions\/421450"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421446"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421445"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421445"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421445"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}