{"id":421427,"date":"2020-07-01T14:52:00","date_gmt":"2020-07-01T11:52:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421427"},"modified":"2020-07-01T14:52:00","modified_gmt":"2020-07-01T11:52:00","slug":"guddiga-madaxa-bannaan-ee-doorashooyinka-qaranka-oo-diiwaangelin-kumeelgaar-ah-u-sameeyay-qaar-ka-mid-ah-xisbiy-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-madaxa-bannaan-ee-doorashooyinka-qaranka-oo-diiwaangelin-kumeelgaar-ah-u-sameeyay-qaar-ka-mid-ah-xisbiy-dalka\/","title":{"rendered":"Guddiga Madaxa-bannaan ee  doorashooyinka qaranka oo diiwaangelin kumeelgaar ah u sameeyay qaar ka mid ah xisbiy dalka"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header\">\n<header class=\"td-post-title\">Muqdisho:(SONNA)-Guddiga Madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shahaadooyinka KMG ah ee diwaangalinta siiyay 8 xisbi oo ku biiriya xisbiyadii GMDQ uu horey u diwaangaliyay,<\/p>\n<p>GMDQ oo raacaya tilmamaha iyo talooyinka Cudurka Safmarka ah ee Covid-19 ayaa munaasabadda xisbiyada lagu sinayay shaadada u qabtay qaab online ah iyadoo uu GMDQ aaladda ZOOM- ka u adeegsiday qabsoomidda Munaasabaddaas.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil iyo Diwaangaliyaha Xisbiyada Guddiga Maxamed Cumar Axmed Xaydara ayaa ka qaybgalay munaasabadda xisbiyada lagu guddoon siinayay shahaadada ku meelgaarka ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>8 xisbi ee maanta helay shahaadada kumeel gaarka ah ayaa kala ah.<\/p>\n<p>\u2013 Xisbiga Bulshada Dimoqaardiga Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u2013 Xisbiga Nolosha iyo Cadaaladda.<\/p>\n<p>\u2013 Xisbiga Walaalaha Midoobay.<\/p>\n<p>\u2013 Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda.<\/p>\n<p>\u2013 Xisbiga Isbahaysiga Mustaqbalka.<\/p>\n<p>\u2013 Xisbiga Soomalinimo.<\/p>\n<p>\u2013 Xisbiga Cadaaladda Horumarinta Dimoqaraadiyadda iyo Isqadarinta.<\/p>\n<p>\u2013 Xisbiga Badbaado Qaran.<\/p>\n<div class=\"td-module-meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\"><\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-sharing td-post-sharing-top \">\n<div class=\"td-default-sharing\">\n<div class=\"td-social-but-text\"><\/div>\n<p><i class=\"td-icon-googleplus\"><\/i>\u00a0<i class=\"td-icon-pinterest\"><\/i><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Guddiga Madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shahaadooyinka KMG ah ee diwaangalinta siiyay 8 xisbi oo ku biiriya xisbiyadii GMDQ uu horey u diwaangaliyay, GMDQ oo raacaya tilmamaha iyo talooyinka Cudurka Safmarka ah ee Covid-19 ayaa munaasabadda xisbiyada lagu sinayay shaadada u qabtay qaab online ah iyadoo uu GMDQ aaladda ZOOM- ka u adeegsiday qabsoomidda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421428,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421427","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421427","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421427"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421427\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421429,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421427\/revisions\/421429"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421428"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421427"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421427"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421427"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}