{"id":421238,"date":"2020-06-29T16:05:45","date_gmt":"2020-06-29T13:05:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=421238"},"modified":"2020-06-29T16:11:02","modified_gmt":"2020-06-29T13:11:02","slug":"qaar-ka-mid-ah-beeraleyda-degmada-xuddur-oo-billaabay-waji-cusub-oo-lagu-tayeynayo-dalaggasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qaar-ka-mid-ah-beeraleyda-degmada-xuddur-oo-billaabay-waji-cusub-oo-lagu-tayeynayo-dalaggasawirro\/","title":{"rendered":"Qaar ka mid ah Beeraleyda Degmada Xuddur oo billaabay waji cusub oo lagu tayeynayo dalagga+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Xuddur-(SONNA)-Beeraleyda Degmada Xuddur ee Gobolka Bakool ayaa ku howlan in ay beddelaan noocyada dalagyadii ay horay u dhigan jireen ka dib markii ay caqabado kala kulmeen dhanka cimillada iyo cayayaanno kala duwan.<\/p>\n<p>Aadan Axmed Maxamuud, oo ka mid yahay Beeralayda Degmada Xuddur ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in uu isbedel ku sameeyey dalagyadii uu Beeran jiray oo dhibaatooyin badan kala kulmay.<\/p>\n<p>Aadan ayaa sheegay in ay markii hore Beeran jireen dalagyo ay ka mid yihiin Maseggada, Galleyda iyo Digirta, haattanna uu iska daayay markii uu hoos u dhac ku yimid wax soo saarkoodi, taas oo uu ku sababeeyay abaaro soo noq-noqday, cudurro aan dawo loo hayn, Ayax iyo cayayaanno kale.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay Aaden in dedaalkooda ku aaddan tacbashada dalagyadii hore ee lagu qasaaray haatan loogu faa&#8217;iideysan karo dhigashada Qaraha iyo dhir miroodka kale, kuwaas oo markii hore ugu iman jiray Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Beeraleyda Degmada Xuddur ee Gobolka Bakool ayaa iminka wada qorshe isku tashi ah oo ay ku tacbanayaan dalagyada kala duwan oo ay ugu horreeyaan Qudaarta iyo Geed miroodka kale.<\/p>\n<p>Beeraleyda Gobolka Bakool oo %90 ku tiirsanaa Xoolo dhaqashada iyo Beerashada Maseggada, ayaa sheegay in ay ka go&#8217;an tahay inay si walba ugu faa&#8217;iideystaan Dhulka, waxanay wasaaradda Beeraha ee Koofur galbeed iyo federaalkuba ka codsadeen in ay ka caawiyaan tacbashada dalagyada kala duwan si ay ugu kaaftoomaan gacan hoorsi shisheeye.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-421242 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/X1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/X1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/X1-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/X1-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/X1-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-421243 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/X2.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/X2.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/X2-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/X2-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/X2-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-421244 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/X3-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/X3-1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/X3-1-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/X3-1-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/X3-1-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xuddur-(SONNA)-Beeraleyda Degmada Xuddur ee Gobolka Bakool ayaa ku howlan in ay beddelaan noocyada dalagyadii ay horay u dhigan jireen ka dib markii ay caqabado kala kulmeen dhanka cimillada iyo cayayaanno kala duwan. Aadan Axmed Maxamuud, oo ka mid yahay Beeralayda Degmada Xuddur ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in uu isbedel ku sameeyey dalagyadii uu Beeran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":421239,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[84,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-421238","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ganacsiga","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421238","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=421238"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421238\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":421246,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/421238\/revisions\/421246"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/421239"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=421238"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=421238"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=421238"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}